• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 27, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo baaq u diray Madaxweynaha Ruushka – Puntland Put up

admin by admin
July 14, 2023
in Latest News
0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo baaq u diray Madaxweynaha Ruushka – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa warqad u diray madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, si uu ugu qanciyo Ruushku inaanu hakin hindisaha debedda loogu dhoofiyo sarreenka laga raro dekedaha ku yaalla Ukraine.

“Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa dedaal ku bixinaya inuu xiriir la sameeyo dhammaan dhinacyada ay khusayso arrintani, isaga oo tilmaamay sida ay uga go’an tahay in horumar laga sameeyo soo jeedintiisa, isaga oo xiriitlr la samaynaya Ruushka” ayuu yidhi afhayeen u hadlay Antonio Guterres.

Afhayeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin intaas ka badan ka bixiyo hindisaha uu wado xoghaye Antonio Guterres, isagoo intaas ku daray “in lagu jiro xilli xasaasi ah”.

Hindisahan ayaa ogolaanaya in sarreenka laga dhoofiyo dekedaha Ukraine, kuwaas oo Ruushku xannibay, tan iyo markii uu duullaanka ku qaaday dalka Ukraine sannadkii hore, waxaana laga yaabaa in dib bathroom cusboonaysiiyo bishan July 18-keeda.

PUNTLAND POST

You might also like

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall





Source_link

Tags: baaqdirayguudMadaxweynahaMidoobayPostPuntlandQaramadaRuushkaXoghayaha
Previous Post

President’s Adviser Welcomes Cupboard’s Approval of Somalia Arms Invoice – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Kenya oo askar looga dilay weerar ka dhacay magaalada Mandheera

admin

admin

Related Posts

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish
Latest News

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabiley Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobey ee degaannada Puntland – Puntland Publish

by admin
May 26, 2025
Next Post
Kenya oo askar looga dilay weerar ka dhacay magaalada Mandheera

Kenya oo askar looga dilay weerar ka dhacay magaalada Mandheera

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Kooxda Xisbullah oo si rasmi ah u xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Xasan Nasrallah – Puntland Publish

Kooxda Xisbullah oo si rasmi ah u xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Xasan Nasrallah – Puntland Publish

September 28, 2024
US navy conducts collective self-defense airstrike in Somalia

Faah-faahino ka soo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Gedo

September 8, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
  • SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.