• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 15, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xisbiga Himilo Qaran oo mudda kororsi uga digay Madaxda ku shirsan Villa Somalia – Puntland Publish

admin by admin
October 4, 2024
in Latest News
0
Xisbiga Himilo Qaran oo mudda kororsi uga digay Madaxda ku shirsan Villa Somalia – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Shir deg deg ah oo ay yeesheen xubnaha Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayay digniin ugu jeediyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ee ku shirsan Magaalada Muqdisho.

Xisbiga Himilo Qaran ayaa digay in madashu ay soo saarto go’aanno siyaasadeed oo uga sii daraya xaaladda cakiran ee uu dalka hadda ku jiro, isla markaana abuuri kara khilaafaad siyaasadeed oo hor leh.

“Xisbiga Himilo Qaran wuxuu ka digayaa in madashu ay soo saarto go’aanno siyaasadeed oo uga sii daraya xaaladda cakiran ee uu dalka hadda ku jiro, isla markaana abuuri kara khilaafaad siyaasadeed oo hor leh” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Xisbiga Himilo Qaran.

Xisbiga ayaa sidoo kale adkeeyay, una soo jeedinayaa Madasha Wadatashiga Qaran in ay dhowraan una hoggaansamaan qodobka 120aad ee dastuurka dalka, kaas oo dowlad goboleedyada u ogolaanaya in ay doorashooyinkooda qabsadaan waxaana uu Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu ka daayo Fara-gelinta uu ku hayo Dowlad Goboleedyada.

Himilo Qaran ayaa sidoo kale ugu baaqay madaxda ku shirsan madaxtooyada Soomaaliya in ay ilaaliyaan wada jirka iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed waxaana uu uga digay muddo kordhin lavatory sameeyo madaxda Dowlad goboleedyada dalka, si Madaxweyne Xasan Sheekh ugu bedesho dano siyaasadeed oo u gaar ah.

“Xisbigu wuxuu ka digayaa muddo kordhin lavatory sameeyo madaxda dowlad goboleedyada dalka, si madaxweynaha JFS ugu bedesho dano siyaasadeed oo u gaar ah. Xisbigu wuxuu cadeynayaa in uusan aqbali doonin muddo kororsi lavatory sameeyo hay’adaha la doortay oo dhan heer walba” ayuu sii raaciyay Bayaanka.

PUNTLAND POST

You might also like

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister





Source_link

Tags: DigayHimilokororsiMadaxdamuddaPostPuntlandQaranshirsanSomaliaugaVillaxisbiga
Previous Post

Somali International Minister Addresses UN Safety Council, Condemns Ethiopian Actions – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Help Dispatched to Afgoye as Somali Flooding Disaster Deepens

admin

admin

Related Posts

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

by admin
May 15, 2025
Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Latest News

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

by admin
May 14, 2025
Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
Latest News

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

by admin
May 14, 2025
Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish
Latest News

Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish

by admin
May 14, 2025
Next Post
Help Dispatched to Afgoye as Somali Flooding Disaster Deepens

Help Dispatched to Afgoye as Somali Flooding Disaster Deepens

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Egypt begins preparations for its navy deployment to Somalia 

Egypt begins preparations for its navy deployment to Somalia 

October 17, 2024
Somalia, Comoros presidents focus on ‘regional problems with mutual curiosity’

Somalia, Comoros presidents focus on ‘regional problems with mutual curiosity’

January 30, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
  • Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
  • Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.