• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland oo diidan ka qaybalka hoggaamiyaha SSC-Khaatumo shirka Madasha Qaran – Puntland Put up

admin by admin
May 14, 2024
in Latest News
0
Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland oo diidan ka qaybalka hoggaamiyaha SSC-Khaatumo shirka Madasha Qaran – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada laga soo doorto Somaliland ay culays ku saarayaan madaxweyne Xasan Shiikh inaan shirka golaha wadatashiga Qaran laga qaybgalin hoghaamiyaha SSC-Khaatumo.

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka DFS Saalax Jaamac Xaaji iyo Wasiir Maaraaye ayaa la sheegay in ay ugu tageen madaxweyne Xasan Shiikh inuu shirka maamul goboleedyada ka reebo hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Firdhiye.

Si dhab ah looma garanayo waxa xildhibaanada matala Hargaysa kala kulmeen Madaxwayne Xasan Shiikh balse wasiir arrimaha guddaha iyo federaalka Cali Xoosh ayaa ku adkaysanaya in shirka galinka danbe ee galabta lagu soo biiriyo hoggaamiyaha Khaatumo.

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, golaha ayaana cod lavatory waydiin doonaa in shirka uu ka qaybgalo iyo in kale.

PUNTLAND POST

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 





Source_link

Tags: diidanHoggaamiyahajeedaMadashaPostPuntlandQaranqaybalkashirkaSomalilandsooSSCKhaatumoXildhibaanada
Previous Post

Unveiling a Unified Technique for Somalia’s Sovereignty at Bahrain Summit – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president convenes delayed assembly with regional leaders

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somalia’s president convenes delayed assembly with regional leaders

Somalia’s president convenes delayed assembly with regional leaders

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

A Somali Visible Artist Making an Affect Via a Brush and Palette – Puntland Submit

A Somali Visible Artist Making an Affect Via a Brush and Palette – Puntland Submit

April 13, 2024
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Publish

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Publish

August 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.