• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 16, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah

admin by admin
October 7, 2024
in Latest News
0
Xildhibaanada BF Soomaaliya oo ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 31-aad ee Kalfadhiga 5-aad,waxaana guntanka ama kooramka kulanka uu kulamo la qaadan furmay 143-Xildhibaan.

 

Ajendaha kulanka ayaa ahaa akhrinta 3-aad iyo u codeynta ah hindise sharciyeedyada kala ah hindise sharciyeedka abuurka iyo noocyada Ayniga dhir beereedka iyo hindise sharciyeedka Badbaadada dhir beereedka iyo Takoorka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa u codeeyay labadan hindise sharciyeed oo ay soo gudbisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaa ogolaaday oo codka ogol siiyay 143-Xildhibaan, ma jirin Xildhibaan iyo mid ka aamusay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed iyo guddoomiyaha Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka badda ee Golaha Shacabka Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka uga mahad celiyay ansixinta labadan hindise sharciyeed oo muhiim ahaa iyo talooyinka ay ku biiriyeen mudada ay socdeen doodaha iyo soojeedimaha.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo kulanka soo xiray ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka uga mahadceliyay ansixinta labadan hindise sharciyeed, isagoo sheegay in lavatory gudbinayo Aqalka Sare.



Source_link

You might also like

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation

Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 

ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

Tags: ansixiyayHindisemuhiimSharciyeedyoSoomaaliyaXildhibaanada
Previous Post

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid mudda kororsiga uu raadinayo Madaxweyne Xasan Sheekh – Puntland Publish

Next Post

Somalia’s Council of Ministers Approves 2025 Authorities Price range – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation
Latest News

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation

by admin
May 16, 2025
Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 
Latest News

Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 

by admin
May 16, 2025
Madaxda sare ee Puntland oo heshiis ka gaaray Khilaafkii Arrimaha doorashada – Puntland Publish
Latest News

ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

by admin
May 15, 2025
Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 15, 2025
Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day
Latest News

Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day

by admin
May 15, 2025
Next Post
Somalia’s Council of Ministers Approves 2025 Authorities Price range – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Council of Ministers Approves 2025 Authorities Price range – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Why Turkey’s election is being carefully adopted in Africa

Why Turkey’s election is being carefully adopted in Africa

May 26, 2023
Somalia, Azerbaijan Ink Offers to Increase Cooperation in Training, Power, and Safety

Somalia, Azerbaijan Ink Offers to Increase Cooperation in Training, Power, and Safety

February 12, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation
  • Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 
  • ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.