• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 13, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xildhibaan Brandon Gill oo oo wada qorshe Ilhaan Cumar looga tarxiilayo Mareykanka

admin by admin
February 14, 2025
in Latest News
0
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


WASHINGTON [SMN] – Xildhibaan Brandon Gill oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga ee laga soo doorto Gobolka Texas, ayaa wada qorshe Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga, laga musaafuriyo dalka Mareykanka.

 

Xildhibaanka, oo si joogto ah uga hadla arrinta Ilhaan, ayaa ku eedeeyay in ay taageerto dadka aan sharciga lahayn ee ka soo jeeda Soomaaliya ee ku sugan Maraykanka.

Brandon Gill ayaa sidoo kale qoraal uu soo saarey ayuu ku yiri, “ma ahayn inaan marnaba u ogolaan Ilhaan Cumar inay dalkeena soo gasho. Runtii, Ameerika waxay ahaan lahayd meel aad uga wanaagsan sida hadda ay tahay, haddii dib loogu celiyo Ilhaan Soomaaliya.”

Brandon Gill ayaa aaminsan in Ilhaan Cumar ay si gaar ah daacad ugu tahay dadka ka soo jeeda Soomaaliya, isaga oo ka dhawaajiyay in ay u muuqato inay ka shaqeyneyso ajende ka duwan midka Mareykanka.

Ilhaan Cumar ayaa ku caan baxday inay si weyn u dhaleeceyso siyaasadda madaxweyne Donald Trump, taas oo ka dhigaysa mid si weyn looga hadal hayo siyaasadda gudaha Mareykanka. Ilhaan Cumar ayaa qaadatay dhalashada Mareykanka sanadkii 2000, kadib markii ay Soomaaliya uga carartay dagaallo sokeeye.

Qorshaha Xildhibaan Brandon Gill ayaa noqday mid si weyn looga hadal hayo gudaha Mareykanka, maadaama  Ilhaan Cumar oo saameyn ku leh siyaasadda Mareykanka uu rabo dalkaas in laga soo tarxiilo oo dib loogu soo celiyo Soomaaliya.

Ilhan Cumar oo laga soo doorto degmada 5aad ee gobolka Minnesota ayaa bishii November ee sanadkii hore ku guuleystay mar 3aad kursiga Congress-ka, iyadoo ay codkooda siiyeen dad Soomaali ah iyo kuwa aan ahayn oo gobolka degan.



Source_link

You might also like

Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Put up

Previous Post

Somalia ranked amongst world’s most corrupt nations in 2024 CPI report 

Next Post

SOCOTU Indicators Historic Settlement with Azerbaijan Commerce Union – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration
Latest News

Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration

by admin
May 13, 2025
Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains
Latest News

Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains

by admin
May 13, 2025
Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Put up
Latest News

Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Put up

by admin
May 13, 2025
Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 13, 2025
Latest News

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

by admin
May 13, 2025
Next Post
SOCOTU Indicators Historic Settlement with Azerbaijan Commerce Union – Somali Nationwide Information Company

SOCOTU Indicators Historic Settlement with Azerbaijan Commerce Union – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali leaders congratulate Puntland president on reelection

Somali leaders congratulate Puntland president on reelection

January 10, 2024
Suspected Al-Shabaab gunmen abduct native officers in northeast Kenya 

Suspected Al-Shabaab gunmen abduct native officers in northeast Kenya 

February 3, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration
  • Somalia: Puntland acquires helicopters to focus on ISIS hideouts in Al Miskad mountains
  • Baarlamaanka Puntland oo mushaar kordhin ku darsaday Miisaaniyadda dowladda ee sannadkan 2025 – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.