• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 15, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

admin by admin
July 27, 2023
in Latest News
0
Weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare kala duwan.

 

Weerarkan oo bathroom adeegsaday bam-gacmeed ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu qaaday ciidamo dharcad ah oo ka tirsan Nabad-Sugida oo joogay halkaasi.

Ciidamada ayaa xilliga la weeraray goobta ka waday howlo baaris ah oo lagu hubinayay gaadiidka soo aadaya dhanka isgoyska Dabka ee waddada Maka Al-Mukarama.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan ku dhaawacmay ku dhawaad illaa 5 askari oo ka mid ah ciidamada ku sugnaa goobta la weeraray, waxaana kadib baxsaday raggii ka dambeeyay.

Sidoo kale waxaa goobta gaaray saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, kuwaas oo la sheegay in lagu soo qab-qabtay nin lagu tuhmayo inay ka dambeeyay weerarkaasi.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca saraakiisha hay’adaha amniga oo ku aadan weerarkan iyo howlgalka xigay intaba

Xaaladda ayaa hadda ah mid deggan, waxaa si caadi ah ku soo laabtay dhaq-dhaqaaqa dadka iyo gaadiidka isaga kala goosha waddada uu weerarka ka dhacay.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmahan wajaheysay xaalado amni darro, kadib markii ay kordheen weerarada Al-Shabaab, waxaana ugu dambeeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee Kuliyadda Jaalle Siyaad, kaas oo lagu dilay ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Xoogga dalka.

Associated



Source_link

You might also like

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Tags: dhacaygeystaykhasaaremaantamagaaladaMuqdishoweerar
Previous Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan gaar ah yeeshay – Puntland Publish

Next Post

Somali President Meets with U.S. Treasury Underneath Secretary to Talk about Cooperation in Countering Terrorism Financing – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

by admin
May 15, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

by admin
May 15, 2025
Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Latest News

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

by admin
May 14, 2025
Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
Latest News

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

by admin
May 14, 2025
Next Post
Somali President Meets with U.S. Treasury Underneath Secretary to Talk about Cooperation in Countering Terrorism Financing – Somali Nationwide Information Company

Somali President Meets with U.S. Treasury Underneath Secretary to Talk about Cooperation in Countering Terrorism Financing – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia bans UAVs close to Mogadishu airport over worry of drone assaults 

Somalia bans UAVs close to Mogadishu airport over worry of drone assaults 

October 15, 2024
Itoobiya oo bilowday sahminta dekedda Lamu ee dalka Kenya – Puntland Publish

Itoobiya oo bilowday sahminta dekedda Lamu ee dalka Kenya – Puntland Publish

April 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 
  • Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
  • Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.