• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in ay dowladda Jabuuti ka wada-hadleen Amniga Gobolka Geeska Afrika – Puntland Publish

admin by admin
November 7, 2024
in Latest News
0
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegay in ay dowladda Jabuuti ka wada-hadleen Amniga Gobolka Geeska Afrika – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku tegey dalka Jabuuti oo qeyb ka ah dalalka Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

Socdaalka waxaa Wasiirka ku weheliyay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo mas’uuliyiin ka socday Xukuumadda Federaalka iyo Taliska Ciidanka Xoogga dalka (CXDS).

Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo ka warbixinayay Socdaalkiisi Jabuuti ayaa sheegay in ay mas’uuliyiinta dalkaasi ka wada-hadleen Amniga gobolka iyo hawlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya.

“Waxaa maanta si guul ah noogu soo gabagaboobey booqasho rasmi ah oo aan ku joogney dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Waxay ahayd fursad aan kaga wada hadalnay amniga gobolka iyo howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee bilaabanaya 2025” ayuu yiri Wasiirka.

Socdaalkaasi Jabuuti ayaa daba socda ka bixitaanka ATMIS ee Soomaaliya iyo hirgelinta hawlgalka cusub ee bathroom yaqaan AUSSOM, oo qorshuhu yahay in lagu beddelo hawlgalka ATMIS ee ka bixi doona dalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly





Source_link

Tags: AfrikaamnigaDowladdagaashaandhiggageeskaGobolkaJabuutiPostPuntlandsheegaySoomaaliyawadahadleenWasiirka
Previous Post

President Hassan Sheikh Congratulates U.S. President-Elect Donald Trump on Historic Victory – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president accused of prioritizing trivial points over public service 

admin

admin

Related Posts

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia’s president accused of prioritizing trivial points over public service 

Somalia's president accused of prioritizing trivial points over public service 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

‘Qatar has provided us help till Somalia’s infrastructure is rebuilt’: Somali President – Doha Information

‘Qatar has provided us help till Somalia’s infrastructure is rebuilt’: Somali President – Doha Information

May 26, 2023
Puntland oo xaqiijisay in ay diyaarado dagaal ka soo iibsatay dal aysan magacaabin – Puntland Put up

Puntland oo xaqiijisay in ay diyaarado dagaal ka soo iibsatay dal aysan magacaabin – Puntland Put up

May 7, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.