• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Caqabad ku noqotay dhammaan Mashaariicdii Caafimaadka ee dalka ka socday – Puntland Submit

admin by admin
September 8, 2024
in Latest News
0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay Caqabad ku noqotay dhammaan Mashaariicdii Caafimaadka ee dalka ka socday – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Cabasho xooggan ka muujiyay Wada-shaqaynta Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warfare-murtiyeed ka soo baxay Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo aysan ku jirin Puntland ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya caqabad ku noqotay dhammaan Mashaariicdii Caafimaadka ee ka socday dalka.

Warfare-murtiyeedka ay soo saareen Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayay ku muujiyeen Cabashadooda ku aaddan caqabadda Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya hor-dhigtay dhammaan Mashaariicdii Caafimaadka ee ka socotay dalka.

Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale ku eedeeyay in ay awaamiir cad u dirtay Hay’adaha kuwaasi oo ku saabsan in au joojiyaan La-shaqaynta Dowlad Goboleedyada dalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: caafimaadkaCaqabaddalkaDhammaaneedeeyaylaguMashaariicdiinoqotayPostPuntlandsocdaySoomaaliyaWasaaradda
Previous Post

Soccer Competitors Kicks Off in Banadir Area – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Turkey to Host Third Spherical of Somalia-Ethiopia Talks in Ankara on September 17

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Next Post
Turkey to Host Third Spherical of Somalia-Ethiopia Talks in Ankara on September 17

Turkey to Host Third Spherical of Somalia-Ethiopia Talks in Ankara on September 17

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday xeebta Liido

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday xeebta Liido

August 3, 2024
Ethiopia’s ambassador says ‘Somalia is a nation created by colonialists’

Ethiopia’s ambassador says ‘Somalia is a nation created by colonialists’

January 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.