MUQDISHO (SMN) – Wafdi ka socda Hey’adda Cafimaadka Aduunka ee WHO ayna horkacayso Madaxa xiriirka Cafimaadka Ms. Erna ayaa maanta booqasho ku timid xarunta dhexe ee SoDMA.
Wafdigaan waxaa xarunta dhexe ee SoDMA ku soodhaweeyey Lataliyaha sare ee ka Jawaabista xaaladaha deg-dega ah iyo Masuuliyiin katirsan Hey’adda SoDMA.
Kulanka inta uu socday looga hadlay sidii lavatory hormarin lahaa xogaha qasaaraha ka dhashay meelo badan oo dalka ka mid ah, in si joogta ah lavatory wadaago xogaha dadka ay saameyen fatahaadaha iyo daadadka isla markaana la isla kaashado sidii wax qabad mideysan lavatory gaarsiin lahaa dadkaas fatahaadaha iyo daadadka ElNiño ay sameyeen.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-