• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliye Aadan Muuse Jaamac oo beeniyay in uu laaluush ku sii daayay eedaysane – Puntland Submit

admin by admin
March 10, 2024
in Latest News
0
Taliye Aadan Muuse Jaamac oo beeniyay in uu laaluush ku sii daayay eedaysane – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Taliyaha Laanta C.I.D-da Gobolka Bari G/dhexe Aadan Muuse Jaamac oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si adag u beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan in uu lacago laaluush ah qaatay.

Taliye Aadan Muuse Jaamac ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu lacag laaluush ah qaatay islamarkaana xabsiga ka sii daayay shakhsi eedaysane ah oo lavatory haysto kiis lagu sheegay kufsi.

“Waxaan caddaynayaa in la igu been abuurtay oo aysan jirin laaluush aan qaatay iyo eedaysane aan xabsiga ka sii daayay. Dadkii dhibbanaha ahaana waa joogaan ninkii eedaysanaha ahaana waa xiran yahay” ayuu yiri Aadan Muuse Jaamac.

G/dhexe Aadan Muuse ayaa sheegay in uu sharciga la tiigsan doono cid kasta oo lug ku lahayd been-abuurka laga sameeyay ee ah in uu laaluush ku qaatay shakhsi eedaysane ah oo lavatory haysto kiis kufsi ah.

PUNTLAND POST

You might also like

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit





Source_link

Tags: aadanbeeniyaydaayayeedaysaneJaamaclaaluushMuusePostPuntlandsiiTaliye
Previous Post

Minister of Defence lays the inspiration stone for a brand new command base for the bottom forces of SNA – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Ethiopia’s military chief says his troops management 60% of Somalia’s territory

admin

admin

Related Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Next Post
Ethiopia’s military chief says his troops management 60% of Somalia’s territory

Ethiopia’s military chief says his troops management 60% of Somalia’s territory

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Former Somali petroleum minister blames dismissal on rift with president 

Former Somali petroleum minister blames dismissal on rift with president 

December 23, 2024
Somalia, Sweden focus on strengthening bilateral relations – Somali Nationwide Information Company

Somalia, Sweden focus on strengthening bilateral relations – Somali Nationwide Information Company

November 4, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.