Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha Wadatashiga uga socdo Muqdisho
MUQDISHO (SMN) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho. ...
MUQDISHO (SMN) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si habsami leh uga socdo Caasimadda Muqdisho. ...
MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi gaar ah siiyay ...
Wada-halladii uu Turkiga dhex-dhexaadinayay ee magaalada Ankara uga socday Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, sida laga ...
Wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa meel adag maraya, iyadoo la isku mari la’yahay qodobada qaar. Dowladda Soomaaliya ...
DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka ...
Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalka kasoo yeeray madaxweynaha Kenya ee ah in Shabaab ay dalka qabsanayaan hadii ...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn uga horyimid hannaanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya u waddo dhameystirka Dastuurka ...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Gablax) ayaa sida wararku sheegayaan isu diyaarinaya in uu banneeyo kursiga Baarlamanka Puntland. Cabdiraxmaan Gablax oo ...
Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe. Conflict-saxaafadeed wadajir ah oo ay ...
Dowlaada Finland ayaa maanta oo Sabti ah xirtay afar barood oo ku yaal xadka ay la wadaagto Ruushka iyadoo doonaysa ...
Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.