Ciidamada difaaca Puntland oo saaka Argagixisada Daacish ka saaray difaacii ugu adkaa ee Curaar – Puntland Put up
Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan qaaday ayaa guud ahaan gacanta ku dhigay saldhigii halista badnaa ee Curaar ...