• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 12, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

SSCK Uma Baahna Shirweyne – Puntland Publish

admin by admin
January 17, 2025
in Latest News
0
SSCK Uma Baahna Shirweyne – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Firdhiye wuxuu soo jeediyay in shirweyne aan bathroom baahnayn iyo in arrinta Ceerigaabo aan lagu koobin SSCK.

Laascaanood (Faallo) — Hoggaamiye ku xigeenka maamulka ku meelgaarka ee Sool, Sanaag, Cayn iyo Khaatumo (SSCK) Maxamed Cabdi Ismaaciil (Shiine) wuxuu soo jeediyay in bathroom baahan yahay shirweyne dastuur lagu qorayo si “ dad iyo dal ay ugu soo biraan maamulka SSCK.” Haddii ereyga dal uusan yeelanin “macne” cusub, approach caddahay in  hoggaamiye ku xigeenku qaldan yahay. Sababaha shirweyne aan loogu baahnayn waxaa ka mid ah:

1- SSCK weli xaalad dagaal ayay ku jirtaa.
2- Maamulka SSCK weli ma soo bandhigin sida uu maamul ahaan uga madaxbannaanayo Puntkand oo ah maamulka keliya oo aqoonsan SSCK. Sidaas darteed uguma baaqi karo beelo Puntland ka tirsan inay ku soo biiraan SSCK.
3- Ceerigaabo ma aha arrin u taalla SSCK oo keliya. Waxay u taallaa beelaha degmada deggan oo dhan. Marka laga hadlo Harti, codka ugu weyn ee siyaasadda waxaa leh Warsangeli. Intaas Firdhiye wuu gartay oo wuxuu ku dooday in heer Harti looga arrinsado Ceerigaabo, laakiin hoggaamiye ku xigeenku wuu garan la’ yahay arrintaas oo wuxuu doonayaa inuu Ceerigaabo ku  ololeeyo.

Shiine wuxuu ku baaqay shirweyne si “dal iyo dad ugu soo biiraan SSCK..”

Badhtamihii 2022 Xaglatoosiye ayaa Laascaanood soo booqday isagoo watay urur siyaasadeed waraabe-u-taag ahaa oo magaciisu ahaa Shacabka. Wuxuu la tartamayay Cataash oo sitay urur kaas la mid ah oo la yiraahdo Waaberi. Horgale Caaglesare Mahad Cambaashe ayay labadaba hoos tagayeen. Laascaanood oo shanta galabnimo la seexdo ayay Cataash iyo Xaglatoosiye doonayeen inay ururrro siyaasadeed ka soo saaraan. Xaglatoosiye isagu wuxuu 2013 la heshiiyay maamulka Somaliland isagoo ku dooday in “dadkiisu ku dhinteen dagaalkii Kalshaale”.

Sababta Puntland ku badbaadday siyaasad ahaan waa inay iska dhowrtay taageerista hal dhinac oo SSCK ah halka Somaliland ay xoogga saartay taageerada hal koox oo la shaqaynaysay tan iyo 2003 markii Faratoon ciidanka Somaliland keenay Yagoori, hase haatee oo Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland marxuum Maxamed Cabdi Xaashi ka aamusay khiyaanada Faratoon sameeyay. Waxaa xigtay in 2007 Xaabsade oo wata Ina Caydiid Dhadhable uu ciidanka Somaliland ka soo galiyay Waqidari — duleedka Koonfurta Laascaanood. Horgale Mahad Cambaashe ayay Somaliland kaga maarantay Xaabsade. Somaliland aad ayay ugu hiillisay horgale Cambaashe oo miliishiyadiisii markii ay isku dheceen miliishiyada beesha Axmed Karaash.

SSC iyo Khaatumo, oo ahaa labo isku day oo lagaga horjeeday maamulka Somaliland, waxay la kala heshsiiyeen Siilaanyo 2013 iyo 2017. Waxba kama faa’idin. Nin maalin dhoweyd Laascaanod ka kaftamay wuxuu yidhi “ Dr Shiine in yar oo fallaaganimo ah ayaa ku jirta, nin Nugaal fahmaya ma aha. Nugaal waxaa joogi jiray Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo dejiyay xeerka xujoobista. Canjeel talo waa’!”

Dagaalkii 2023 Laascaanood ka dhacay wuxuu sababay qalalaasaha juqraafi-siyaasadeed (geopolitical) ka taagan Geeska Afrika. Isbahaysiyo badan ayaa ku burburay Goojacadde. In Itoobiya soo hunguriyeso dangerous Soomaaliyeed Soomaaliya oo dal madaxbannaan ah baa xigtay.

© Puntland Publish, 2025

You might also like

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure





Source_link

Tags: BaahnaPostPuntlandShirweyneSSCKUma
Previous Post

Puntland Forces Destroy ISIS Instructions in Al-Miskaad Mountains – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Israel strikes in Gaza kill not less than 70 after ceasefire accord, residents say 

admin

admin

Related Posts

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish
Latest News

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish

by admin
May 12, 2025
Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 12, 2025
Wafdi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo – XOG
Latest News

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

by admin
May 12, 2025
Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Next Post
Israel strikes in Gaza kill not less than 70 after ceasefire accord, residents say 

Israel strikes in Gaza kill not less than 70 after ceasefire accord, residents say 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

DF oo ka qayb-gashay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

DF oo ka qayb-gashay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

January 26, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Maxamed Axmed Amiir – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Maxamed Axmed Amiir – Puntland Put up

December 10, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish
  • Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
  • Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.