• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

SSC-khaatumo oo sheegtay in marxuum Faarax Bariis ay Al-shabaab ku dishay Laascaanood – Puntland Publish

admin by admin
April 22, 2025
in Latest News
0
SSC-khaatumo oo sheegtay in marxuum Faarax Bariis ay Al-shabaab ku dishay Laascaanood – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Marxuum Faarax Bariis

Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-khaatumo, Avv. Cabdillaahi Xirsi ayaa ka warbixiyay dilkii habeen hore magaalada Laascaanood loogu geystay khabiir amni, Faarax Caydiid Jaamac oo ku magac dheeraa (Bariis), kaasi oo ka tirsanaa qunsuliyadda dowladda Itoobiya ee Garoowe.

Xeer Ilaaliye Cabdullaahi Xirsi oo faahfaahin ka bixiyay dilka marxuum Faarax Bariis ayaa xaqiijiyay in lagu dilay magaalada Laascaanood, islamarkaana ay dileen dabley hubaysan oo aan weli gacanta lagu dhigin, kuwaasi oo sida uu sheegay lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin mileeshiyaadka argagixisada Al-shabaab.

Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-khaatumo, Avv. Cabdillaahi Xirsi ayaaa caddeeyay in marxuum Faarax Bariis jirdil xooggan lavatory geystay ka hor inta aan dilkiisa lavatory adeegsan xabbad, waxaana uu tilmaamay in meydkiisa oo jirdil darani ka muuqdo lagu soo tuuray bannaanka Laascaanood.

Xeer Ilaaliye Cabdillaahi Xirsi wuxu intaasi raaciyay in marxuumka dhintay uu ka tirsanaa sirdoonka Itoobiya, islamarkaana dhawrkii sano ee u danbaysay ka shaqaynayay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, isagoo intaasi ku daray in ay si weyn u raadinayeen argagixisada Al-shabaab.

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: AlShabaabBariisdishayFaaraxLaascaanoodmarxuumPostPuntlandsheegtaySSCKhaatumo
Previous Post

Somalia Federal Authorities Rejects Puntland’s Plan to Set up Regional ID Company

Next Post

South Sudan’s navy recaptures key city from White Military militia 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
South Sudan’s navy recaptures key city from White Military militia 

South Sudan's navy recaptures key city from White Military militia 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya – Puntland Publish

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya – Puntland Publish

November 17, 2024
Hundreds of thousands of Somali uprooted attributable to drought and a number of conflicts | Battle Information

Hundreds of thousands of Somali uprooted attributable to drought and a number of conflicts | Battle Information

May 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.