• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay dalalka ku midaysan Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC) – Puntland Submit

admin by admin
November 25, 2023
in Latest News
0
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay dalalka ku midaysan Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC) – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan.

Madaxweynaha ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo helaya suuq caalami ah, fursado ganacsi iyo socdaalka oo u fududaanayaa, waxa uuna ammaanay khubarada iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeyey sidii dalalka ku mideysan dalladan loogu qancin lahaa aqbalaadda codsiga Soomaaliya.

“Maanta oo aan furnay lavatory cusub oo ka mid ah taariikhda Soomaaliya, waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin hor istaago annagoo si rasmi ah uga mid noqonayno xubnaha dallada Bulshada Bariga Afrika. Tani kaliya kama tarjumeyso hiigsigeenna ee waa ifafaalo mustaqbal wanaagsan, fursado iyo awoodaha bulshadeenna. Waxaan dalladan ugu soo biirnay in aan xoojinno xiriirka saaxiibtinimo, ka qayb-qaadanno horumarka wadajirka ah, doorna ku yeelanno mustaqbalka wanaagsan ee shucuubta gobolka.”

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka Bariga Afrika aqbalaadda codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aaddan ka mid noqoshada dalladdan, waxa uuna soo bandhigay faa’iidada ay u leedahay Shucuubta iyo dalalka Bariga Afrika in Soomaaliya ay ku soo biirto, maadaama ay tahay dal hodon ah, meel istaraatiiji ah dhaca, dadkiisuna ay hurmuud u yihiin ganacsiga qaaradda.

You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish





Source_link

Tags: AfrikaBarigabiirtaybulshadadalalkaDalladaEACmidaysanPostPuntlandrasmiSoomaaliyaugu
Previous Post

The UN Workplace in Somalia congratulates the Somali Authorities on becoming a member of the EAC – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia joins east Africa commerce bloc because it eyes new alternatives

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia joins east Africa commerce bloc because it eyes new alternatives

Somalia joins east Africa commerce bloc because it eyes new alternatives

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Niger coup chief defiant as Nigeria cuts energy, ECOWAS threatens power – Somali Nationwide Information Company

Niger coup chief defiant as Nigeria cuts energy, ECOWAS threatens power – Somali Nationwide Information Company

August 3, 2023
Somali Agriculture Minister Attends Key Convention in Morocco – Somali Nationwide Information Company

Somali Agriculture Minister Attends Key Convention in Morocco – Somali Nationwide Information Company

April 19, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.