• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 12, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Somaliland oo sheegtay in laba diyaaradood ku sigteen in ay isku dhacaan kadib markii amar qaldan laga siiyay Muqdisho – Puntland Publish

admin by admin
March 27, 2024
in Latest News
0
Somaliland oo sheegtay in laba diyaaradood ku sigteen in ay isku dhacaan kadib markii amar qaldan laga siiyay Muqdisho – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland ayaa sheegtay in laba diyaaradood oo ay lee yihiin Ethiopian Airways iyo Emirate Airways ay ku sigteen in ay isku dhacaan Hawada Soomaaliya kadib markii Hagayaasha Diyaaradaha ee Garoonka Muqdisho ay labada diyaaradood siiyeen Joog iyo wakhti isku mid ah.

“Habeenimadii Axaddii  March 24 2024, abbaaro 12:43 Afrikada Bari , ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Emirate Airways oo duulimaadkeedu ahaa UAE722 kuna duulaysay joog 37,000ft iyo diyaaradda Ethiopian Airways oo duulimaadkeedu ahaa ETH690, kuna jirtay joog  37,000ft ayaa ku sigtay in ay isku dhacaan, ka dib markii Muqdisho Management ay labaddan diyaaradood siiyeen joog wakhti iyo goob isku mid ah oo ay labadda diyarood ku kulmayeen” ayaa lagu yiri Warfare-saxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland.

“Daqiiqado yar ka hor wakhtiga ay isku dhici lahayeen, ayaa dedaal ay sameeyeen Somaliland Air Visitors Controllers ka iyo duuliyaha diyaaradda Ethiopian Airways, ay sababtay in uu duuliyuhu si deg-deg u baddalay joogiisii, isla markaana uu koray jooga 39000ft. Intaas oo kaliya maaha, waxa ay maamulayasha hawada ee Muqdisho (Mogadishu Controllors) si joogto ah u sameeyaan khaladaad kuwan la mid ah, kuwaas oo halis ku ah badqadbka diyaaradaha caalamiga ah” ayuu sii raaciyay Warfare-saxaafadeedka Hay’addaasi.

Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland ayaa intaasi ku dartay “Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si xirfad sare leh u maamulaysaa diyaaradaha ku duulaya hawadeeda iyada oo ku filan adeegga ay u baahan yihiin, iyada oo mar walba saxaysa khaladaadka ay samaynayso Muqdisho, khaladaadkaas oo horseedi kara masiibooyin aad u wayn. Waxa aanu hay’addaha ay khususayso iyo dhammaan caaalamka la wadaagaynaa in is adkaynta iyo aqoon darrada ka muuqada Towerka Muqdisho ay khatar ku tahay badqabka hawada.”

Dhinac kale, dowladda Federaalka Soomaaliya weli kama hadlin Warka Somaliland soo saartay ee ku saabsan in laba diyaaradood oo ay lee yihiin Ethiopian Airways iyo Emirate Airways ay ku sigteen in ay isku dhacaan Hawada Soomaaliya kadib markii Hagayaasha Diyaaradaha ee Garoonka Muqdisho ay labada diyaaradood siiyeen Joog iyo wakhti isku mid ah, sidoo kalena labada Shirkadood ee Ethiopian Airways iyo Emirate Airways midna weli kama hadlin Arrintaasi.

PUNTLAND POST

You might also like

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: amardhacaandiyaaradoodiskukadibLabalagamarkiiMuqdishoPostPuntlandqaldansheegtaysigteensiiyaySomaliland
Previous Post

Minister of Finance opens a dialogue with the African Growth Financial institution Group – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somaliland studies ‘harrowing’ close to miss incident over Somalia airspace

admin

admin

Related Posts

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Next Post
Somaliland studies ‘harrowing’ close to miss incident over Somalia airspace

Somaliland studies ‘harrowing’ close to miss incident over Somalia airspace

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Maxkamadeynta eedeysane Sayid Cali oo ka bilaabatay Muqdisho

Maxkamadeynta eedeysane Sayid Cali oo ka bilaabatay Muqdisho

February 21, 2024
Xaafad ka mid ah Garoowe oo biyaha laga jarayo muddo 2 bilood ah – Puntland Submit

Xaafad ka mid ah Garoowe oo biyaha laga jarayo muddo 2 bilood ah – Puntland Submit

May 30, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
  • Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
  • Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.