Maamulka Somaliland ayaa maanta Itoobiya u saxiixay heshiis ku saabsan bixinta dhul badeed laga dhisayo deked iyo saldhig millatari.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itooibya Abiy Axmed ayaa sheegay in heshiiska uu u gogol xaarayo in Itoobiya ay ka dhabayso riyadeedii ahayd in ay hesho qayb kamid ah Badda Cas.
Struggle-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Abiy Axmed ayaa lagu sheegay in is-afargadku sidoo kale uu u oggolaanayo Itoobiya iyi Somaliland inay xoojiyaan iskaashigooda amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda.
Dhinaca kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay in ay Itoobiya siiyeen 20km oo dangerous ah si ay aqoonsi uga helaan dalkaasi Itoobiya.
PUNTLAND POST