Ciidamada Somaliland ayaa weli diyaar-garow dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada jiidda hore ee Sool iyo Togdheer.
Saraakiisha Somaliland ayaa sida lagu soo warramayo marba marka ka danbaysa maleeshiyaad horleh ku biiranaya ciidamada ku sugan Buq-dharkayn ilaa Qorilugud.
Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in saacadihii la soo dhaafay ciidamada Somaliland lavatory keenay saanad ciidan iyo gaadiid dagaal oo dhawaan la soo iibiyay.
Tallaabadan ayaa imaanaysa iyadoo dhinaca SSC-Khaatumo ay weli ku baaqayaan nabad iyo deris wanaag islamarkaana sheegeen in aysan colaad wadin.
PUNTLAND POST