• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 14, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Sida Madaxda Soomaalidu Ugu Tiirsan Yihiin Itoobiya – Puntland Put up

admin by admin
July 29, 2024
in Latest News
0
Sida Madaxda Soomaalidu Ugu Tiirsan Yihiin Itoobiya – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh dabacsanaan xad-dhaaf ah oo halis ku ah qarannimada Soomaaliyeed ayay u muujiyeen Itoobiya.

Muqdisho (Faallo ) — Abiy Ahmed, Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, waxaa saaran miiskiisa gal qarsoodi ah. Waxaa ku qoran soo koobista sida siyaasiyiinta Soomaalidu ugu tiirsanaayeen Itoobiya tan iyo 1978. USC iyo SNM iyo SPM waxay 1990 ku shireen Mustaxiil si taliskii Mengistu ee Itoobiya uu sahay iyo saanad ugu taageero si taliskii kacaanka lavatory afgambiyo. Isbeddelkaas macne ayuu u leeyahay Itoobiya si la mid ah sida uu macne ugu leeyahay markii 2006 ciidammadeedu soo galeen Soomaaliya iyagoo ku doodaya inay is difaacayeen oo ay difaacayeen dowladdii ku meelgaarka.   

Dagaal labo sano socday (2007-2009) wuxuu Itoobiya baray inaysan Soomaalida ku qasbi karin waxa ay rabto. Itoobiya waxaa taageersanaa Galbeedka oo u oggolaaday inay hub ka soo iibsato Waqooyiga Kuuriya si ay ula dagaallanto xoogaggii iska caabbinta.   Heshiis dhexmaray dowladdii ku meelgaarka iyo ururkii Isbahaysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya 2008 ayaa sababay in ciidammada Itoobiya laga saaro Soomaaliya.

Yaa ciidanka Itoobiya dib ugu soo celiyay Soomaaliya?

Sanadkii 2014 ayay dowladda federaalku heshiis la saxiixatay Itoobiya. Heshiiskaas labo-geesoodka ah ayaa u oggolaaday in ciidammada Itoobiya ku soo noqdaan Soomaaliya. Kooxda Damuljadid oo talada markaas haysay ayaa go’aankaas qaadatay. Ma jirin siyaasi ka hor yimid go’aanka dowladdii federaalku ku jebisay heshiiskii ciidammada Itoobiya lagaga saaray Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo 2015 khudbad ka jeedinayay 40-guuradii ururka TPLF ayaa sheegay in lavatory baahan yahay in la dhowro dhaxalkii Meles Zenawi. Waxaa xusid mudan in Itoobiya adeegsatay 2013 hanjabaad dadban markii Ra’iisal Wasaare Haile Mariam Desalegn sheegay in Itoobiya difaaci doonto maamulka Somaliland haddii ay Soomaaliya soo weerarto. TPLF, oo maanta dhulkeedu la daalaadhacayo saameyntii dagaalkii Tigray (2020-2022), waa urur aad ugu ololeeyey burburinta qarannimada Soomaaliya.

Farmaajo oo soofeeyey damaca Itoobiya

Dowladdii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay sidoo kale gashay gef halis ku ah danaha qaranka markii Abiy Ahmed soo booqday Soomaaliya 2018 isaga oo sitay barnaamij uu u bixiyay Isdhexgalka dhaqaale ee Geeska Afrika (Horn of Africa Financial Integration). Madaxweyne Farmaajo uma sheegin Abiy Ahmed inuu kala tashan doono Baarlamaanka iyo Aqalka Sare hindisaha “isdhexgalka dhaqaale”. Madaxweyne Farmaajo wuu oggolaaday hindisaha uu Abiy Ahmed ku rahmaday afar dekadood oo Soomaaliyeed isagoo ku dooday in Itoobiya isticmaali doonto afarta dekadood. Abiy wuxuu maalgeliyayaal shisheeye ah u sheegay inuu haysto oggolaansho uu ku isticmaalo dekado Soomaaliyeed.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed aamusnaan ayuu ku taageeray in ciidanka Itoobiya lagu soo celiyo Soomaaliya.

Inkastoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu sanadkii 2020 ku qoray majalladda Overseas Affairs maqaal uu kaga soo horjeestay hindisaha Isdhexgalka Dhaqaale ee Geeska Afrika, mowqofkiisu wuu isbeddelay markuu booqday Eritreeya 2022 halkaas oo ciidammo Soomaaliyeed lagu tababbarayay.

U dabacsanaan xad-dhaaf ah ayay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u muujiyeen Itoobiya iyaga oo aan waxba ka baranin fashilkii dowladdii ku meelgaarka (2004-2008) oo lagu eedeeyey inay ku tiirsanayd Itoobiya. Xiriirka Itoobiya iyo Soomaaliya ma wuxuu halis ku ahaa danaha qaranka Soomaaliya markii uu Cabdullaahi Yuusuf Axmed ahaa madaxweyne?  Sanadkii 2023 dowladda federaalka Soomaaliyeed waxay heshiisyo sir wadaagis iyo difaac la saxiixatay Itoobiya oo Janaayo 2024 heshiis is afgarad ay unhealthy Soomaaliyeed ku qaadanayso la gashay maamulka goosasho-doonka ah ee Somaliland.   

Wareerka Abiy Ahmed haysta waa inuu kala dooran la’ yahay siyaasiyiinta Soomaalida oo doonaya inay ku tiirsanaadaan Itoobiya. Waa siyaasiyiin leh ujeeddooyin lid ku ah qarannimada Soomaaliya oo  baarlamaankeedu iyo Aqalkeeda Sare ay  taageeraan la xisaabtan la’aanta dowladda federaalka.

W.Q. Maxamuud M. Tallan (Iskeerso)         

© Puntland Put up, 2024

You might also like

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 





Source_link

Tags: ItoobiyaMadaxdaPostPuntlandSidaSoomaaliduTiirsanuguyihiin
Previous Post

The Deputy PM closes the Nationwide Stabilisation Coordination assembly – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Mali rebels say they killed and injured dozens of troopers, Wagner mercenaries in preventing 

admin

admin

Related Posts

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Latest News

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

by admin
May 14, 2025
Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
Latest News

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

by admin
May 14, 2025
Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish
Latest News

Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish

by admin
May 14, 2025
President Hassan Sheikh Attends Launch of New Political Celebration ‘Justice and Unity’ – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Attends Launch of New Political Celebration ‘Justice and Unity’ – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Next Post
Mali rebels say they killed and injured dozens of troopers, Wagner mercenaries in preventing 

Mali rebels say they killed and injured dozens of troopers, Wagner mercenaries in preventing 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ciidanka Boolis Milataaro & kuwa NISA oo howlgal ka sameeyay duleedka Muqdisho

Somalia Ramps Up Safety Operations in Vacationer-Hub Jasira Amidst Al-Shabaab Threats

October 7, 2024
Madaale oo darajo dalacsiin ah u xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada deegaanka

Madaale oo darajo dalacsiin ah u xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Ilaalada deegaanka

December 9, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
  • Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
  • Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.