• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Shirkadda Hormuud oo Hay’adda NISA ku eedaysay in ay soo weerartay iyo NISA oo ka jawaabtay Eedayntaasi – Puntland Publish

admin by admin
January 16, 2024
in Latest News
0
Shirkadda Hormuud oo Hay’adda NISA ku eedaysay in ay soo weerartay iyo NISA oo ka jawaabtay Eedayntaasi – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku eedeysay ciidamada Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya ee NISA in ay Axaddii shalay soo weerareen Xarunta Shirkadda Hormuud Telecom ee xaafadda Tareebiyaano ee Muqdisho.

Struggle-saxaafadeed kasoo baxay Hormuud ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA ay dalbadeen in lavatory daabaco dhaqdhaqaaqa EVC Plus, balse maamulka Shirkadda ee Xarunta Tareebiyano ay diideen ayaga oo cuskanaya shuruucda dalka.

“Maamulka Shirkadda ee Xarunta Treebiyano oo cuskanaya shuruucda Dalka waxa ay saraakiishii u sheegeen in aysan la wadaagi karin xogta macaamiisha, sida uu qabo qodobka 8aad, faqraddiisa 2aad ee Sharciga Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (Sharci Lr. 003) iyo sidoo kale qodobka 65aad, faqraddiisa 2aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka (Sharci Lr. 005)”.

“Nasiib-darro, ciidankii soo galay xaruntaas waxay geysteen khalkhalgelin iyo ku takrifal awoodeed, waxayna xabsiga dhigeen seddax (3) ka mid ah maamulkii Shirkadda, iyaga oo aanan wadanin fasax maxkamadeed” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Dhinaca kale, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo eedayntaasi ka jawaabtay ayaa tiri “Hay’addu waxay baaris ay sameysay ku ogaatay in qaar ka tirsan shaqaalaha Hormuud ay wada shaqayn iyo xiriir la leeyihiin argagaxisada. Sidaas awgeed, Hay’addu waxa ay shirkadda ka dalbatay in ay fatashaad ku samayso dhaqdhaaqa Koontooyin Bangi iyo Adeegga EVC Plus, sida ku cad qodobka 8aad Faqradiisa 3aad ee sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka”.

“Haddaba, halkii shirkadda laga sugayay in ay Hay’adda ku gacansiiso gudashada waajibkeeda Qaran, waxa ay diiday wadashaqayntii iyo ka jawaabista codsiyadii lavatory diray, waxayna fakisay eedeysanayaashii ka tirsanaa howlwadeennadeeda” ayuu sii raaciyay Struggle-saxaafadeed ay soo saartay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya.

Hay’adda NISA ayaa ugu dambeyn sheegtay in ay soo xirtay qaar ka mid ah howlwadeennada shirkadda oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda waxaase wararku sheegayaan in sidoo kale maanta Albaabada lavatory laabay Xafiisyo Shirkadda Hormuud ku leedahay Magaalada Muqdisho.

PUNTLAND POST





Source_link

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Tags: EedayntaasieedaysayHayaddaHormuudiyojawaabtayNISAPostPuntlandShirkaddasooweerartay
Previous Post

NISA Assertion Concerning to Hormuud Incident – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s spy company shuts down Hormuud headquarters in Mogadishu

admin

admin

Related Posts

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somalia’s spy company shuts down Hormuud headquarters in Mogadishu

Somalia’s spy company shuts down Hormuud headquarters in Mogadishu

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Baarlamaanka Puntland oo saaka su’aalo weydiin ugu yeeray mas’uuliyiin wasaaradda Maaliyadda – Puntland Put up

Baarlamaanka Puntland oo saaka su’aalo weydiin ugu yeeray mas’uuliyiin wasaaradda Maaliyadda – Puntland Put up

November 18, 2024
Ethiopia Denies Somalia’s Allegations of Assault in Doolow, Requires Peaceable Relations

Ethiopia Denies Somalia’s Allegations of Assault in Doolow, Requires Peaceable Relations

December 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.