• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Shir lagu dhex-dhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga – Puntland Submit

admin by admin
June 30, 2024
in Latest News
0
Shir lagu dhex-dhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Qoraal kooban oo ay soo saartay Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiir Axmed Macallin Fiqi iyo wefdigiisa ay magaalada Ankara kaga qayb-galayaan wadahadallo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga.

“Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga”.

“Dowladda Soomaaliya waxay ku taagantahay mabda’eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri Qoraalka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in uu furmo Shirka lagu dhex dhexaadinayo dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo bilihii la soo dhaafay uu ka dhex taagnaa khilaaf ka dhashay heshiiskii is afgarad ee dhex maray Itoobiya iyo Maamulka Somaliland.

Dowladda Turkiga oo labada dalba saaxiib dhow la ah isla markaana gogosha dhigtay ayaa dedaal ku jirta sidii labada dhinac lavatory heshiin lahaa loona dhammayn lahaa khilaafka ka dhex taagan.

PUNTLAND POST

You might also like

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up





Source_link

Tags: AnkaradalkadhexdhexaadinayofurmayaItoobiyaiyolagumagaaladaPostPuntlandshirSoomaaliyaTurkiga
Previous Post

Commissioner of SoDMA arrives in Barawe to evaluate the humanitarian state of affairs – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s FM flies to Turkey for talks with Ethiopia 

admin

admin

Related Posts

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
Latest News

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

by admin
May 8, 2025
Next Post
Somalia’s FM flies to Turkey for talks with Ethiopia 

Somalia’s FM flies to Turkey for talks with Ethiopia 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ciidamada Puntland oo maanta ilaa lix talis oo dhaca togga Jeceel ka qabsaday kooxda Daacish – Puntland Submit

Ciidamada Puntland oo maanta ilaa lix talis oo dhaca togga Jeceel ka qabsaday kooxda Daacish – Puntland Submit

February 4, 2025
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay 50 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab – Puntland Submit

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay 50 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab – Puntland Submit

October 6, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 
  • Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.