• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 19, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain + Sawirro

admin by admin
March 4, 2024
in Latest News
0
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay wafdi ka socda Britain + Sawirro
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta Sir Philip Barton.

 

Kulanka ayaa waxay labada dhinac kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga faca-weyn ee ay wadaagaan Soomaaliya iyo UK, iyadoo Ra’iisul Wasaaruhu uga mahadceliyey Dowladda UK kaalinta ay ka qaadato dib-u-soo kabashada dowladnimada Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, isbeddelka cimillada iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Dhankooda, wafdiga Mudane Philip Barton ayaa uga mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda soo dhaweynta diirran, iyagoo muujiyey sida ay u bogaadinayaan guulaha wax-ku-oolka ah ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay gaareen muddadii la soo dhaafay.



You might also like

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay

Netanyahu says Israel will management Gaza as assist vans put together to enter 

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku guulaystay xallinta xiisad ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal – Puntland Publish




Earlier articleSomali to formally cement its EAC membership with Treaty ratification in Tanzania




Source_link

Tags: BritainqaabilayRaiisulSawirrosocdawafdiwasaareXamza
Previous Post

Two former Somali presidents meet as opposition splits in dramatic feud

Next Post

Somalia joins the East African Neighborhood as a full member – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay
Latest News

Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay

by admin
May 19, 2025
Netanyahu says Israel will management Gaza as assist vans put together to enter 
Latest News

Netanyahu says Israel will management Gaza as assist vans put together to enter 

by admin
May 19, 2025
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku guulaystay xallinta xiisad ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal – Puntland Publish
Latest News

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku guulaystay xallinta xiisad ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal – Puntland Publish

by admin
May 19, 2025
Prime Minister Hamza Engages Somali Youth on Nationwide Protection and Electoral Participation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Engages Somali Youth on Nationwide Protection and Electoral Participation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 19, 2025
Somali Forces Working to Safe Areas Hit by Main Al-Shabaab Assault
Latest News

Heavy Preventing Enters Second Day on Border Between Somali Areas

by admin
May 18, 2025
Next Post
Somalia joins the East African Neighborhood as a full member – Somali Nationwide Information Company

Somalia joins the East African Neighborhood as a full member – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Prime Minister Hamza Speech On The Event of the Worldwide Day for Common Entry to Data – Somali Nationwide Information Company

Prime Minister Hamza Speech On The Event of the Worldwide Day for Common Entry to Data – Somali Nationwide Information Company

September 28, 2024
Over 100 ISIS suicide drones shot down by Puntland troops, says regional president 

Over 100 ISIS suicide drones shot down by Puntland troops, says regional president 

February 1, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Shakhsiyaadka Hogaaminaya Shabakadda Khiyaamada iyo Tahriibka ee Soomaaliya oo la shaaciyay
  • Netanyahu says Israel will management Gaza as assist vans put together to enter 
  • Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku guulaystay xallinta xiisad ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.