ROMA (SMN) – Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane, Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Mss, Giorgia Meloni.
Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadleen sidii lavatory sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-