• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Saaxiibada Beesha Caalamka oo si adag uga hadlay Xiisadda dagaal ee ka taagan Garoowe – Puntland Submit

admin by admin
November 22, 2023
in Latest News
0
Saaxiibada Beesha Caalamka oo si adag uga hadlay Xiisadda dagaal ee ka taagan Garoowe – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Garoowe.

Conflict-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Saaxiibada Beesha Caalamka ayay ku sheegeen in ay ka walaacsan yihiin halista xiisadda dagaalka ee ka aloosan Garoowe oo ay ku jirto abaabulka ciidamada ee ka socda magaalada taas oo cabsi ku abuurtay shacabka.

“Saaxiibada beesha caalamka waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku muransan arrimaha doorashada Puntland in ay nabad iyo wada-hadal ku xalliyaan Khilaafkooda islamarkaana aysan wax marmarsiinyo ah u haysan rabshad ama hanjabaad iyo xoog.

“Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo lavatory haysto rabshad ama hanjabaad xoog. Cabashada waa in lagu dhammeeyaa si nabad ah oo lavatory marayo wada hadal. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada inay khilaafkooda ku xalliyaan qaab nabadeed”.

“Waxaan si dhow ula soconaa xaaladda, waxaana ku baaqaynaa in si degdeg ah lavatory dejiyo xiisadda iyo wadahadallo degdeg ah oo ay yeeshaan madaxda siyaasadda iyo kuwa kale ee deegaanka” ayuu sii raaciyay war-saxaafadeedka ka soo baxay Beesha Caalamka.

Conflict-saxaafadeedka waxa si wadajir ah u soo saaray urur Goboleedka IGAD, Hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, Midowga Yurub, Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Qaramada Midoobay, Maraykanka, Ruushka, UK, Jarmalka iyo dalal kale.

PUNTLAND POST

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: adagBeeshaCaalamkadagaalGaroowehadlayPostPuntlandSaaxiibadataaganugaxiisadda
Previous Post

Somalia, UK solidify collaborative settlement in London – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s worldwide companions voice concern about ‘threat of upper tensions’ in Garowe city

admin

admin

Related Posts

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somalia’s worldwide companions voice concern about ‘threat of upper tensions’ in Garowe city

Somalia’s worldwide companions voice concern about ‘threat of upper tensions’ in Garowe city

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Kenyan officers killed, 4 injured in bomb assault close to Somalia border

Kenyan officers killed, 4 injured in bomb assault close to Somalia border

October 30, 2023
Turkey killed 23 civilians in Somalia airstrike: Amnesty

Turkey killed 23 civilians in Somalia airstrike: Amnesty

May 9, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.