• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 14, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ruushka oo fuliyay Qodoba kamid ah Heshiiskii Kooxda Wagner – Puntland Put up

admin by admin
June 27, 2023
in Latest News
0
Ruushka oo xaalad dagaal galay kadib hanjabaaddii kooxda Wagner – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Hay’adda amniga Ruushka ee FSB ayaa maanta ku dhawaaqday inay laashay dacwad ka dhan aheyd dagaal-yahanada kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ee ku eedeysan inay sameysay gadood hubeysan oo ay xukunka uga tuureyso hoggaanka militari ee dalka.

Kiis dambiyeedka bathroom furay kacdoonkii hubeysnaa ee shirkadda militariga gaarka ah ee Wagner waa la xiray,” ayey FSB ku tiri bayaan ay baahiyeen wakaaladaha wararka Ruushka.

FSB ayaa go’aankeeda ku sharaxday bayaanka, ayada oo sheegtay in ka qeyb-galayaasha kacdoonka hubeysan “ay joojiyeen ficilladooda tooska ahaa ee looga dan lahaa inay dambi galaan.”

“Iyadoo la tixgelinayo arrintan iyo duruufaha kale ee la xiriira baaritaanka, hay’adda baaristu waxay soo saartay go’aan lagu soo afjarayo kiiska dambiga,” ayaa lagu yiri qoraalka.

FSB ayaa dhammaadkii toddobaadka ku eedeysay aas-aasaha Wagner Yevgeny Prigozhin inuu isku dayey inuu billaabo “dagaal sokeeye,” waxayna ugu baaqday dagaal-yahannada kooxda inay soo xiraan.

Dhinaca kale, diyaarad lala xiriirinayo Yevgeny Prigozhin ayaa maanta tagtay dalka Belarus kadib markii ay ka baxday Ruushka, ayada oo la rumeysan inay u qaaday dibad-joognimo, saddex maalmood kadib gadoodkii ka dhanka ahaa militariga Ruushka.

Web site-ka dabagalka duulimaadyada ee Flightradar24 ayaa muujiyey diyaaradda Embraer Legacy 600, oo wadata tirooyinka aqoonsi ee diyaarad lala xiriiriyo Prigozhin, sida ku cad dokumentiyada xayiraadaha Mareykanka uu saaray Prigozhin, oo ka degeysa caasimadda Minsk.

Waxay markii hore website-ka kasoo muuqatay ayada oo dul mareysa magaalada Rostov ee koonfurta Ruushka, halkaasi oo ciidamada Wagner ay qabsadeen Sabtidii.

PUNTLAND POST

You might also like

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish





Source_link

Tags: fuliyayHeshiiskiikamidkooxdaPostPuntlandQodobaRuushkaWagner
Previous Post

Horn of Africa: Round 60 million in pressing humanitarian want

Next Post

Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow

admin

admin

Related Posts

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Latest News

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

by admin
May 14, 2025
Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
Latest News

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

by admin
May 14, 2025
Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish
Latest News

Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish

by admin
May 14, 2025
President Hassan Sheikh Attends Launch of New Political Celebration ‘Justice and Unity’ – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Attends Launch of New Political Celebration ‘Justice and Unity’ – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration
Latest News

Key Roads in Mogadishu Stay Blocked After Heavy Rains, Residents Voice Frustration

by admin
May 13, 2025
Next Post
Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow

Ciidamada DF oo howlgalka ATMIS kala wareegay saldhihga degaanka Arbacow

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia won’t think about Ethiopia as ‘ally in advancing peace’, official says 

Somalia, Ethiopia leaders to attend their first face-to-face assembly in a 12 months, says Kenyan president   

November 30, 2024
Duqa magaalada Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP + Sawirro

Duqa magaalada Muqdisho oo qaabbilay wafdi ka socda hay’dda WFP + Sawirro

August 22, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
  • Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
  • Madaxweynaha Puntland oo maanta shir deg deg ah kula ballansan dhammaan ganacsatada Boosaaso – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.