• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Raisedon Zenenga oo bathroom magacaabay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Put up

admin by admin
January 28, 2024
in Latest News
0
Raisedon Zenenga oo bathroom magacaabay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Mr. Zenenga waxa uu baddelayaa Anita Kiki Gbeho oo dhalashadeedu aheyd dalka Ghana, taas oo Xoghayaha Guud ee QM uu ugu mahadceliyay shaqada daacadnimada ahayd ee ay ka qabatay Soomaaliya.

Raisedon Zenenga hadda wuxuu ahaa Ku-Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Liibiya, halkaasi oo uu sidoo kale ka ahaa Kaaliyaha Xoghayaha Guud iyo Isuduwaha Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Liibiya (UNSMIL) tan iyo 2020.

Wuxuu waayo-aragnimo ka badan 30 sano u leeyahay Qamarada Midoobay, oo ay ka mid yihiin hawlgallada Qaramada Midoobay ee dalalka Laybeeriya (Liberia), Liibiya, Ciraaq-Kuweyt, Siiraliyoon(Sierra Leone) iyo Koonfurta Suudaan, iyo sidoo kale Xarunta-dhexe ee Qaramada Midoobay.

PUNTLAND POST

You might also like

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: ErgaygaGaarkaKuxigeenkaloomagacaabayPostPuntlandqaabilsanRaisedonSoomaaliyaZenenga
Previous Post

Pakistan confirms killing of its residents in ‘heinous’ Iran assault – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia welcomes ICJ ruling ordering Israel to forestall acts of genocide in Gaza

admin

admin

Related Posts

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somalia welcomes ICJ ruling ordering Israel to forestall acts of genocide in Gaza

Somalia welcomes ICJ ruling ordering Israel to forestall acts of genocide in Gaza

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Puntland iyo Galmudug oo Maanta Shir ka yeeshay Nabadaynta galbeedka Mudug – Puntland Publish

Puntland iyo Galmudug oo Maanta Shir ka yeeshay Nabadaynta galbeedka Mudug – Puntland Publish

January 5, 2025
Somali TV director killed in Al-Shabaab-claimed suicide bomb assault

Somali TV director killed in Al-Shabaab-claimed suicide bomb assault

October 17, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.