Rabshado waaweyn ayaa ka bilowday magaalada Hague ee dalka Holland.
Koox badan oo tahriibayaal Eriteriyaan ah ayaa weerarray dhisme ay degganyihiin iyo goobaha ay ku badanyihiin Itoobiyaanka ku sugan Hague
Waxay jabsadeen dhismaha Opera Home , iyagoo dhagaxaan ku tuurayay Booliska.
Sidoo kale waxaa la gubay gawaari ay leeyihiin ciidamada booliska, ma cadda waxa uu ka dhashay isku dhaca Itoobiyaanka iyo Eriteriyaanka.
PUNTLAND POST