• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

R/W Xamsa oo ka qeyb-galay salaadda Janaasada ee Sheekh Maxamed C/llaahi

admin by admin
September 22, 2024
in Latest News
0
R/W Xamsa oo ka qeyb-galay salaadda Janaasada ee Sheekh Maxamed C/llaahi
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allah u naxariistee Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere oo maanta maydkiisa la keenay Muqdisho.

 

Mudane Xamsa ayaa marxuumka ku sifeeyey intii uu noolaa in uu ahaa daaci kaalin wayn ka qaatay nabadda iyo barashada diinteenna Suubban ee Islaamka, isagoo intaas ku daray in Sheekhu ka mid ahaa culimada Soomaaliyeed ee ugu caansan, gaar ahaan dariiqada Sheekh Cabdullaahi Baardheere oo laga yaqaan guud ahaan dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Alle SWT uga baryay in uu marxuumka jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, ehelkiisa, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.



You might also like

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up




Earlier articleSoomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada-hadlay dagaalka Al-Shabaab + Sawirro




Source_link

Tags: CllaahiJanaasadaMaxamedqeybgalaysalaaddaSheekhXamsa
Previous Post

Maraykanka iyo Masar oo Isku Mowqif Ka Istaagay Ilaalinta Qarannimada Soomaaliya – Puntland Put up

Next Post

Egyptian medical group arrives in Mogadishu to supply surgical procedures for Somali residents – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

by admin
May 20, 2025
Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 20, 2025
Somali Opposition Leaders Maintain Key Political Talks in Nairobi Amid Deepening Electoral Dispute
Latest News

Somali Opposition Leaders Maintain Key Political Talks in Nairobi Amid Deepening Electoral Dispute

by admin
May 20, 2025
Next Post
Egyptian medical group arrives in Mogadishu to supply surgical procedures for Somali residents – Somali Nationwide Information Company

Egyptian medical group arrives in Mogadishu to supply surgical procedures for Somali residents – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madasha siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland oo ka horyimid wax ka beddelkii lagu sameeyay Dastuurka – Puntland Submit

Madasha siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland oo ka horyimid wax ka beddelkii lagu sameeyay Dastuurka – Puntland Submit

July 29, 2023
Here is a listing of occasions at Twin Cities parks this summer time

Here is a listing of occasions at Twin Cities parks this summer time

May 28, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
  • Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
  • Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.