• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo qar iska tuurnimo ku tilmaantay dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan in la xiro xafiiska UNSOM – Puntland Submit

admin by admin
May 10, 2024
in Latest News
0
Puntland oo qar iska tuurnimo ku tilmaantay dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan in la xiro xafiiska UNSOM – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Puntland ayaa talaabo khaldan ku tilmaantay dalabka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan in la xiro xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) kadib markii dawladda federaalka ay codsaty in la xiro.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalbatay in meesha laga saaro howlaha xafiiska kaalmeynta Qaramada Midoobay ee UNSOM, kaas oo Soomaaliya ka shaqaynayey muddo ku dhow 30 sano.

Wasiirk Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo waraysi siiyey BBC ayaa sheegay in xilligaan aan la joogin waqtigii la joojin lahaa howlaha xafiiskaan uu qabto, maadama sida Puntland ay qabto aaney dalka ka jirin dowlad awood badan.

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sheegay in dalabka dowladda uu yahay qar iska tuurnimo isagoo duray sharciyadda dawladda federaalka Soomaaliya kadib isbadalka ay ku samaysay dastuurka KMG ah sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Puntland.

”Xafiiska UNSOM shaqo wayn buu Soomaali u qabtay ka fiirsi la,aan bay ahayd dawadda, 1-dii April baa xasaanad ugu danbaysay inay sida shacabka u hadlaan waa laga fiican yahay” ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Puntland.

“Dalkaan markii uu amni noqdo oo uu isku filnaado, markuu siyaasad dagan gaaro waa laga maarmi karaa UNSOM” ayuu hadalkiisa raaciyey Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir.

Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la baabi’iyo hawgalka kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo lavatory yaqaano (UNSOM).

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up





Source_link

Tags: aaddandalabkaDowladdaiskaPostPuntlandqarSoomaaliyatilmaantaytuurnimoUNSOMXafiiskaxiro
Previous Post

SoDMA Receives Beneficiant Help Package deal from UAE to Fight Climate Disaster – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Israeli strike on Lebanon kills 4 Hezbollah fighters, safety sources say

admin

admin

Related Posts

NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Next Post
Israeli strike on Lebanon kills 4 Hezbollah fighters, safety sources say

Israeli strike on Lebanon kills 4 Hezbollah fighters, safety sources say

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia authorities arrest officers accused of abetting suicide bombing

A number of deaths reported as two explosions rock Somali capital

September 14, 2024
Prime Somali military commander killed main combat in opposition to militants 

Prime Somali military commander killed main combat in opposition to militants 

May 18, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA
  • Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 
  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.