• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo baaritaan deg deg ah ku samaynaysa Kalluun badan oo dibadda uga soo baxay xeebta Boosaaso – Puntland Submit

admin by admin
January 24, 2025
in Latest News
0
Puntland oo baaritaan deg deg ah ku samaynaysa Kalluun badan oo dibadda uga soo baxay xeebta Boosaaso – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay samaynayso baaritaan deg deg ah oo ku saabsan xaaladda keentay in kalluun nooca lavatory yaqaan Homboro (Dolphins) uu ka soo baxo xeebta magaalada Boosaaso.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa lagu sheegay in labada wasaaradood ee Degaanka iyo Kalluumeysiga oo iskaashanaya samayn doonaan baaritaan degdeg ah oo ku saabsan sababta keeni karta dhacdadan aan caadiga ahayn.

“Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxa ay ka xun tahay iney idinla wadaagto xaalad degdeg ah oo la xiriirta kalluunka noociisa lavatory yaqaan Homboro (Dolphins) oo ka soo baxay xeebta magaalada Boosaaso, gaar ahaan inta u dhexeysa agagaarka dekedda Boosaaso ilaa xeebta Mareero.”

“Madaama goor galabnimo ah dhacdadan ay dhacday, tirada rasmiga ah lama sheegi karo, balse dadka degaanka ayaa ku qiyaasay in tirada kalluunka ay ku dhowdahay ilaa boqol” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland.

“Wasaaradda Deegaanka oo kaashanaysa Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland waxay ku guda jiraan baaritaan degdeg ah oo ku saabsan sababta keeni karta dhacdadan aan caadiga ahayn. Warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladdan ayaa la soo saari doonaa marka baaritaanka uu dhammaado”ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka.

Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa sidoo kale xustay in sababaha keeni kara soo bixidda Kalluunka Homborada ay ku jiraan waxyeello ka timaadda shabaagaha Kalluumeysiga sharci-darrada ah iyo wasakhaynta biyaha badda.

PUNTLAND POST

You might also like

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 





Source_link

Tags: baaritaanbadanbaxayBoosaasodegdibaddaKalluunPostPuntlandsamaynaysasoougaxeebta
Previous Post

Somalia’s Cupboard extends time period for Nationwide Incapacity Company Board – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president arrives in Egypt for official state go to 

admin

admin

Related Posts

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia’s president arrives in Egypt for official state go to 

Somalia’s president arrives in Egypt for official state go to 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

The Political Detention of Dr Kulmiye in Hargeisa Units Unsavoury Precedent – Puntland Submit

The Political Detention of Dr Kulmiye in Hargeisa Units Unsavoury Precedent – Puntland Submit

April 18, 2024
Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

Toos: Maxkamadda Sare oo guda gashay kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

August 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.