• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland iyo Midowga Yurub oo ku ballamay Xoojinta Iskaashigooda dhinacyada Amniga iyo Horumarinta Mashaariicda – Puntland Put up

admin by admin
August 21, 2024
in Latest News
0
Puntland iyo Midowga Yurub oo ku ballamay Xoojinta Iskaashigooda dhinacyada Amniga iyo Horumarinta Mashaariicda – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu magaalada Nairobi Kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson.

Struggle Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Kulankaasi looga hadlay guud ahaan Xaaladda Soomaaliya iyo gaar ahaan Horumarka ka socda Puntland.

Arrimaha Puntland waxa Kulanka looga hadlay “dhinacyada Amniga, dimuqraadiyadda, mashaariicda iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee Midowga Yurub iyo Puntland.”

PUNTLAND POST

You might also like

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish





Source_link

Tags: amnigaballamayDhinacyadahorumarintaIskaashigoodaiyoMashaariicdaMidowgaPostPuntlandXoojintaYurub
Previous Post

Mogadishu College Launches a Civil Aviation College, Marking Academic Milestone – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Shiinaha

admin

admin

Related Posts

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Shiinaha

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

PM Hamza holds a farewell assembly for the EU Ambassador to Somalia – Somali Nationwide Information Company

PM Hamza holds a farewell assembly for the EU Ambassador to Somalia – Somali Nationwide Information Company

August 15, 2023
Nin u dhashay dalka Morocco oo Puntland ka codsaday in la raadiyaan wiilkiisi oo ku biiray Daacish – Puntland Submit

Nin u dhashay dalka Morocco oo Puntland ka codsaday in la raadiyaan wiilkiisi oo ku biiray Daacish – Puntland Submit

April 25, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.