• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud

admin by admin
January 15, 2024
in Latest News
0
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay conflict dhawaan ka soo baxay shirkadda Hormuud, kaas oo daba socday codsi shirkadda u dirsatay laamaha aammaanka ka dib markii weerar lagu qaaday shirkadda.

 

Halka hoose ka akhriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka oo ka koobnaa hol bogga:-

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyada oo ka duuleysa codsi uga yimid Shirkadda Hormuud, 26-kii bishii December 2023 oo ay ku waydiisatay in ay ka caawiso dhibaato ay kala kulantay Argagaxisada, Hay’addu waxay baaris ay sameysay ku ogaatay in qaar ka tirsan shaqaalaha Hormuud ay wada shaqayn iyo xiriir la leeyihiin argagaxisada. Sidaas awgeed, Hay’addu waxa ay shirkadda ka dalbatay in ay fatashaad ku samayso dhaqdhaaqa Koontooyin Bangi iyo Adeegga EVC Plus, sida ku cad qodobka 8aad Faqradiisa 3aad ee sharciga Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka.

Haddaba, halkii shirkadda laga sugayay in ay Hay’adda ku gacansiiso gudashada waajibkeeda Qaran, waxa ay diiday wadashaqayntii iyo ka jawaabista codsiyadii lavatory diray, waxayna fakisay eedeysanayaashii ka tirsanaa howlwadeennadeeda.

Sidaas darteed, Shirkaddu waxa ay si toos ah ugu tumatay Sharci Lr.003, qodobka 48-aad ee Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka iyo Sharci Lr.007, qodobka 11-aad ee sharciga la dagaallanka Argagixisada.

Ugu dambeyntii, Hay’addu, iyada oo gudanaysa waajibaadkeeda, waxa ay qaadday tallaabo waajib gudasho ah oo waafaqsan sharciga, waxayna soo xirtay qaar ka mid ah howlwadeennada Shirkada oo is hortaag ku sameeyay shaqada Hay’adda.

F.G: Hay’addu marnaba ma doonayso in lala wadaago xogta muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaliya waxay doonaysaa in ay hesho xogta iyo dhaqdhaaqyada argagixisada.



Source_link

You might also like

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Tags: arrintaHormuudkasooNISAsaartayShirkaddawarsaxaafadeed
Previous Post

Somalia’s president arrives in Dhusamareb city to renew offensive towards insurgents

Next Post

NISA Assertion Concerning to Hormuud Incident – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
Next Post
NISA Assertion Concerning to Hormuud Incident – Somali Nationwide Information Company

NISA Assertion Concerning to Hormuud Incident – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Rooble oo Taageeray Hindisaha Madaxweyne Hassan Sheikh ee Wadahadalka

Rooble oo Taageeray Hindisaha Madaxweyne Hassan Sheikh ee Wadahadalka

March 30, 2025
Nin dab isku qabadsiiyay afaafka Safaaradda Israa’iil ee Washington – Puntland Submit

Nin dab isku qabadsiiyay afaafka Safaaradda Israa’iil ee Washington – Puntland Submit

February 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.