• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku riday Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh

admin by admin
January 16, 2024
in Latest News
0
Maxkamad ku taalla Turkiga oo xukun ku riday Wiilka Madaxweyne Xasan Sheekh
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


ISTANBUL, Turkiga [SMN] – Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta oo Talaado ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay inuu dilay darawal mooto bajaaj ah, waxaana lagu xukumay labo sano iyo bar oo xarig ah. Si kastaba ha ahaatee, xukunka ayaa isla markiiba bathroom beddelay ganaax.

 

Mohammed Hassan Sheikh Mohamud ayaa lagu soo oogay dacwad ah “sababta dhimashada dayacaad” kadib markii gaari dublamaasiyadeed oo uu watay uu ku dhuftey Yunus Emre Gocer wadada weyn ee Istanbul 30-kii Nov. Ina madaxwaynuhu mar hore ayuu ka tagay Turkiga.

Maxamuud ayaa la sheegay in uu todobaadkii hore ku laabtay dalka Turkiga si uu ugu markhaati furo shilka. Amarka xariga iyo xayiraada dhanka socdaalka ee lagu soo rogay Maxamuud ayaa lagala noqday kadib markii uu hadal siiyay mas’uuliyiinta maxkamada, kadibna waa la sii daayay, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee DHA.

Talaadadii, maxkamadda Istanbul ayaa Maxamuud, oo aan goobta joogin ku xukuntay eedeymo ah dil dayac ah, waxayna xukuntay in lagu ganaaxo 27,300 oo lacagta Turkiga ah oo u dhiganta $910. Shatiga darawalnimada ayaa lagala noqday lix bilood.

Dacwad oogayaasha ayaa codsaday in Maxamuud lagu xukumo ilaa lix sano oo xarig ah.

Aabaha dhalay Gocer ayaa qorsheynayay inuu racfaan ka qaato go’aanka lagu dhimayo xukunka, sida uu warbaahinta u sheegay qareenkiisa Tugba Aydin dhageysiga kadib.

Urur u dagaallama xuquuqda xawaaladaha baabuurta wata ayaa sidoo kale dhaleeceeyay xukunka maxkamadda.

Nolosha rarida mootada ma noqon karto 27,000 oo Liiraha Turkiga ah marka dhinaca kale uu 75% khalad leeyahay,” ayuu yiri Mesut Ceki oo ka tirsan Ururka Xuquuqda Qaadista. “Haddaba maxaa dhacay? Tani ma cadaalad baa?

Dhimashada wadihii mootada ayaa halis gelisay xiriirka saaxiibtinimo ee Turkiga iyo Soomaaliya. Turkiga ayaa bilaabay baaritaan ku aadan saraakiishii sameeyay baaritaanka shilka hore, waxaana la sheegay in Maxamuud ay u ogolaadeen in la sii daayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bishii hore u sheegay wakaaladda wararka ee AP in wiil uu dhalay oo 40 jir ah oo dhaqtar ah uusan ka soo cararin Turkiga, wuxuuna sheegay in uu kula taliyey in uu maxkamad isku soo taago.



Source_link

You might also like

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Tags: MadaxweynemaxkamadridaySheekhtaallaTurkigaWiilkaXasanxukun
Previous Post

Somalia’s spy company shuts down Hormuud headquarters in Mogadishu

Next Post

Auditor Normal receives officers from the Norwegian Embassy – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Next Post
Auditor Normal receives officers from the Norwegian Embassy – Somali Nationwide Information Company

Auditor Normal receives officers from the Norwegian Embassy – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Puntland oo sheegtay in ay la socotay xogta Daacishtii soo weerartay Dharjaale – Puntland Put up

Puntland oo sheegtay in ay la socotay xogta Daacishtii soo weerartay Dharjaale – Puntland Put up

January 1, 2025
Ku dhawaad 100 ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay

Ku dhawaad 100 ka tirsanaa Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay

March 28, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.