• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

admin by admin
August 17, 2023
in Latest News
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku joogay dalkeenna.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Midowga Yurub taageerada iyo garab istaagga ay siiyaan dalkeenna, isagoo Safiirka uga mahadceliyey wada shaqeyntii wanaagsaneyd iyo daddaalladdii ay ku bixisay horumarinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

Dhankeeda, Marwo Tinna Intelman ayaa sheegtay in Soomaaliya ay hayso dhabbaha horumarka, taas oo muujineyso dib u soo kabasho dhaqaale, amni iyo guulaha wax ku ool ah ee laga gaaray dagaalka dalka looga xoreynayo Al-Shabaab oo hadda maraya marxalad gabegaba ah wajagii labaad ee howlgalka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Associated



You might also like

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company




Earlier articleRa’iisul wasaare Xamza oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Jaamac Kadiye




Source_link

Tags: dambeeyayIntelmankulankiiMadaxweyneqaataySheekhTinnauguXasan
Previous Post

Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday duqayn galabta ka dhacday Laascaanood – Puntland Put up

Next Post

Ministry of Protection Proclaims Profitable Operation In opposition to Al-Shabaab in Galgaduud. – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Next Post
Ministry of Protection Proclaims Profitable Operation In opposition to Al-Shabaab in Galgaduud. – Somali Nationwide Information Company

Ministry of Protection Proclaims Profitable Operation In opposition to Al-Shabaab in Galgaduud. – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

May 21, 2025
New chairperson of the Nationwide Refugee Company takes over from her predecessor – Somali Nationwide Information Company

New chairperson of the Nationwide Refugee Company takes over from her predecessor – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 
  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
  • Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.