• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka – Puntland Publish

admin by admin
April 12, 2025
in Latest News
0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda Dowlad-goboleedyada, si ay uga soo qaybgalaan Golaha Wada-tashiga Qaranka, sida ku cad Qoraal Maanta oo Jimce ah ka soo baxay Madaxtooyada Villa Somalia.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda Dowlad-goboleedyada, si ay uga soo qaybgalaan Golaha Wada-tashiga Qaranka.”

“Madashan uu Madaxweynuhu ku baaqay oo ku muddeysan 1-da ilaa 2-da bisha Maajo (Could) ayaa muhiim u ah xaqiijinta midnimo qaran iyo sidii wadajir loogu dhameystiri lahaa howlgalka xoreynta dalka iyo dardar-gelinta dagaalka ka dhanka argagixisada” ayaa lagu yiri Qoraalka ka soo baxay Madaxtooyada dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale wadatashiyo la yeelan doona waxgaradka iyo qeybaha kale ee bulshada Soomaaliyeed. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay adkaynaysaa sida ay uga go’an tahay in wada-tashi, wadashaqeyn iyo iskaashi lagu xaqiijiyo danaha Soomaaliyeed, oo ay ugu horreyso xoreynta deegaannada ay ku harsan yihiin argagixisadu, dhammaystirka dowlad-dhiska iyo horumarinta dalka” ayuu sii raaciyay Qoraalkaasi.

PUNTLAND POST

You might also like

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit





Source_link

Tags: casumaydalkadowladgoboleedyadaMadaxdaMadaxweyneMaxamuudPostPuntlandSheekhshirXasan
Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casuumaad u diray Madaxda Maamullada

Next Post

DEG DEG: Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo lagu xiray Muqdisho

admin

admin

Related Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Next Post
DEG DEG: Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo lagu xiray Muqdisho

DEG DEG: Agaasime ku xigeenka Shabakadda Warbaahinta Shabelle Wariye Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane oo lagu xiray Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Federal Authorities of Somalia condemns the cowardly assault in Ankara – Somali Nationwide Information Company

‪Somalia expects a definitive decision that reinforces Somalia’s unity and sovereignty‬ – Somali Nationwide Information Company

August 13, 2024
Church Calendar revealed Could 27, 2023 – West Central Tribune

Church Calendar revealed Could 27, 2023 – West Central Tribune

May 27, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.