• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Shir ka yeeshay Iskaashiga Amniga iyo Arrimaha istiraatijiyadda – Puntland Publish

admin by admin
April 24, 2025
in Latest News
0
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Shir ka yeeshay Iskaashiga Amniga iyo Arrimaha istiraatijiyadda – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, siday shaacisay Madaxtooyada Villa Somalia.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayay ku sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu uga mahadceliyay Midowga Yurub doorkooda muhiimka ah ee dib-u-dhiska hay’adaha dowladda, taageerada nidaamka federaalka iyo garab istaagga shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyadii adkaa.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay qorsheyaasha dowladda ee dib-u-heshiisiinta, xoojinta dowlad-wanaagga iyo horumarinta nidaamka dimoqraadiyadda ee salka ku haya doorashada tooska ah, waxa uuna soo bandhigay qaban-qaabada qabsoomidda wadatashiga qaran iyo tallaabooyinka xasilinta siyaasadda dalka, siday sheegtay Madaxtooyada Villa Somalia.

Warsaxaafadeedka Madaxtooyada Soomaaliya ayay sidoo kale ku xustay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu adkeeyay in ay ka go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya xoojinta iskaashiga caalamiga ah, si lavatory xaqiijiyo mustaqbal wanaagsan, midnimada, iyo horumarka shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 





Source_link

Tags: amnigaArrimahaErgadaIskaashigaistiraatijiyaddaiyoMadaxweyneMidowgaPostPuntlandSheekhshirSoomaaliyaXasanyeeshayYurub
Previous Post

Somali President Chairs Third Somalia-EU Partnership Assembly in Mogadishu

Next Post

Somali military threatens motion in opposition to troopers sharing delicate footage of army operations 

admin

admin

Related Posts

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somalia’s president narrowly escapes assassination try, travels to frontlines 

Somali military threatens motion in opposition to troopers sharing delicate footage of army operations 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

May 11, 2025
Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

April 4, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.