• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Deni oo madaxda dawlad goboleedyada ku eedeeyey in ay wadaan waqti kororsi – Puntland Submit

admin by admin
May 23, 2024
in Latest News
0
Madaxweyne Deni oo madaxda dawlad goboleedyada ku eedeeyey in ay wadaan waqti kororsi – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo maanta ka hadlay magaalada Garoowe ayaa ku eedeeyey madaxda dawlad goboleedyada koonfurta in ay doonayaan waqti kororsi ay xafiiska ku sii joogaan, kaas oo ay kala shaqaynayso dawladda federaalka Soomaaliya.

“State- hebel markaan doorasho ma galayee hal sano ayaan siiyey, labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellayaa, waxay la micno tahay, sharciyadda oo burburtay oo dadkiina iska daawanayaan” ayuu yiri madaxweyne Deni.

Madaxweyne Deni ayaa mar uu ka hadlayey arimaha siyaasadda Soomaaliya waxaa uu sheegay inaan xoog laysku muquunin karin taas badalkeeda Puntland ay diyaar u tahay garnaqsi iyo in ay cadayso waxa ay diidan tahay.

“La isma muquunin karo, la ismana dardari karo, dalkaan meesha uu aadayo ha laga wada hadlo, Puntland waxay diyaar u tahay garnaqsi” Madaxweynaha ayaa ku sheegay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu ka jeediyey xiritaankii shirka jiheynta xukuumadda fowladda Puntland.

“Soomaalinimada cidna uga cararimayno, cidda khaldan baan qabanaynaa hadii Alle idmo, garab istaaga dadkeenna Soomaaliyeedna hore ayeenu usii wadaynaa“ ayuu hadalkiisa sii raaciyey madaxweynaha Puntland.

Puntland ayaa ka qaybgalin shirarka golaha wadatashiga qaran, waxayna sheegtay inay diidan tahay wax ka badelka dastuurka iyo siyaasadda dawladda federaalka Soomaaliya, iyadoo madaxda dawladda federaalka ay ku celcelinayaan inaan bathroom joojinayn taas oo sii xoojisay khilaafka labada dhinac.

Hoos ka daawo muuqaalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA





Source_link

Tags: dawladDenieedeeyeygoboleedyadakororsiMadaxdaMadaxweynePostPuntlandwadaanwaqti
Previous Post

Somali International Minister receives Yemeni Ambassador in a courtesy go to – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Biden, Kenya’s Ruto to debate Kenyan debt aid this week 

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Biden, Kenya’s Ruto to debate Kenyan debt aid this week 

Biden, Kenya's Ruto to debate Kenyan debt aid this week 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ministry of Protection Proclaims Profitable Operation In opposition to Al-Shabaab in Galgaduud. – Somali Nationwide Information Company

Ministry of Protection Proclaims Profitable Operation In opposition to Al-Shabaab in Galgaduud. – Somali Nationwide Information Company

August 17, 2023
Soomaliya iyo Maraykanka oo ka wada-hadlay Cuna-qabataynta Maaliyeed ee Kooxaha Argagixisada – Puntland Submit

Soomaliya iyo Maraykanka oo ka wada-hadlay Cuna-qabataynta Maaliyeed ee Kooxaha Argagixisada – Puntland Submit

July 28, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.