Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan dhismaha hay’adda Aqoonsiga dadweynaha Puntland ee (PID).
Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweyne Deni oo ku taariikhaysan 9 April 2025 ayaa lagu dhisay hay’advert cusub oo dowladda Puntland u qaabilsan Aqoonsiga dadweynaha Puntland, taasi oo magaceeda lavatory soo gaabiyo PID.
“Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 04 ee 9-Ka April 2025 kuna saabsan Dhismaha Hay’adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID)” ayaa lagu yiri wareegtada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland.
Dhismaha hay’addan cusub ayaa la go’aamiyay, kaddib markii madaxweyne Deni uu arkay baahida lavatory qabo in la helo hay’advert qaabilsan Aqoonsiga dadweynaha Puntland, islamarkaana uu tixgeliyay soo jeedinta wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland.
PUNTLAND POST