• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Wasaaradda Gaashaandhigga

admin by admin
January 19, 2025
in Latest News
0
Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Wasaaradda Gaashaandhigga
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho [SMN] – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha ayaa kulammo miro-dhal ah la yeeshay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, iyo hoggaanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Kulammadaas ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee khawaarijta ah iyo sidii lavatory xoojin lahaa qorsheyaasha lagu xaqiijinayo amniga dalka.

Intii uu booqashada ku guda jiray, Madaxweynuhu waxa uu ka dhageystay hoggaanka Ciidamada Qaranka warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda guud ee amniga, horumarka laga sameeyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyo qorshayaasha mustaqbalka ee lagu xoojinayo guulahaas.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed dadaalkooda geesinnimada iyo naf-hurida leh, isaga oo ballan qaaday in dowladda ay sii wadi doonto taageerada ay siiso ciidamada si lavatory xaqiijiyo nabad waarta oo ka hana qaada Soomaaliya.

Kormeerkan ayaa muujinaya sida ay uga go’an tahay madaxweynaha iyo dowladda Federaalka in ay dhiirrigeliyaan howlaha lagu sugayo amniga iyo dib u soo celinta nabadda dalka.

May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and text



Source_link

You might also like

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

Tags: gaashaandhiggaKormeerMadaxweynahashaqoSoomaaliyatagayWasaaradda
Previous Post

Somalia lodges protest with Kenya over Jubaland president’s journey to Nairobi 

Next Post

Chief Justice presides over annual assembly of Judicial coaching institute – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Next Post
Chief Justice presides over annual assembly of Judicial coaching institute – Somali Nationwide Information Company

Chief Justice presides over annual assembly of Judicial coaching institute – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Hubanti la’aan weli ka taagan doorashada Puntland ee 2024 – Puntland Submit

Hubanti la’aan weli ka taagan doorashada Puntland ee 2024 – Puntland Submit

September 4, 2023
Prime Minister Hosts Saudi Fund for Growth Delegation to Focus on Funding and Infrastructure Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Prime Minister Hosts Saudi Fund for Growth Delegation to Focus on Funding and Infrastructure Cooperation – Somali Nationwide Information Company

January 15, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.