• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 26, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Jubaland oo ka warbixiyay Khasaaraha Fatahaadaha Roobka – Puntland Publish

admin by admin
November 9, 2023
in Latest News
0
Madaxweynaha Jubaland oo ka warbixiyay Khasaaraha Fatahaadaha Roobka – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Dowladda Jubaland oo si weyn looga hadlay saamaynta ay geysteen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobka dayrta oo ka da’aya guud ahaan deegaanada Jubaland.

Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo ka hadlay saameynta xooggan ee ka dhalatay daadadka iyo fatahaadaha ayaa sheegay in degmooyinka Luuq, Baardheere, Doolow, Buurdhuubo, Jamaame, Dhoobley iyo Ceelwaaq ay galeen xaalad aanan wanaagsanayn islamarkaana ay kusoo rogmadeen daadad xoogan oo qaarkood dad ku dhinteen.

Mar uu Madaxweynaha Jubaland ka hadlayay saameynta ka dhalatay fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay Roobka ayuu sheegay in dad gaaraya 450,000 oo qoys uu saameeyay, halka dadka barakacay guud ahaan Jubaland ay yihiin 90,000 oo qoys waxaana hadda go’doonsan dad gaaraya 70,000 oo qoys kuwaas oo u baahan in waqtigan gargaar deg-deg ah lala gaaro.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dad gaaraya 14 qof ay ku dhinteen fatahaadaha iyo daadadka soo rogmaday, degmada Garbahaarey ayuu Madaxweynuhu sheegay in 6 qof ay ku dhinteen, degmada Baardheere ayaa lasoo wariyay in 4 qof ay ku dhinteen daadadka halka degmada Ceelwaaq iyo gobolka Jubada dhexena ay ku dhinteen min 2 qof.

Madaxweynaha Jubaland ayaa sheegay in ay jiraan baahiyo ba’an oo u baahan in si deg-deg ah wax looga qabto waxa uuna sheegay in lagama maarmaan ay tahay in degmooyinka xaaladaha daran ku jira in la gaarsiiyo Doomo, Cunto deg-deg ah, Daawo, Bustayaasha dhaxanta, Baco iyo Teendhooyin kuwaas oo muhiim u ah samata bixinta dadka go’doonka kujira.

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si bathroom dadajiyo gurmadka iyo gargaarka la gaarsiinayo degmooyinka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka waxa uu magacaabay guddi Wasiiro ka kooban kuwaas oo ka shaqayn doona sidii bathroom samata bixin lahaa dadka go’doonsan.

Ugu dambayn Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in xaalada jirta awgeed bathroom baahan yahay in bathroom midoobo gurmadka dadka uu dhibku gaaray isagoo ugu baaqay Dowlada Federaalka ah iyo dhammaan dhinacyada kala duwan ee tageera Soomaaliya inay ka qeybgalaan gurmadka socda.





Source_link

You might also like

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Tags: FatahaadahaJubalandKhasaarahaMadaxweynahaPostPuntlandRoobkawarbixiyay
Previous Post

Somali Deputy PM visits catastrophe administration middle amid floods disaster – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s govt dispatches ‘rescue boats’ to flood-hit city

admin

admin

Related Posts

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
Latest News

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

by admin
May 25, 2025
Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Next Post
Somalia’s govt dispatches ‘rescue boats’ to flood-hit city

Somalia’s govt dispatches ‘rescue boats’ to flood-hit city

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Puntland iyo SSCK Waa Inay Ka Hortagaan Kelitalisnimada Madaxweyne Xasan Sheekh – Puntland Submit

Puntland iyo SSCK Waa Inay Ka Hortagaan Kelitalisnimada Madaxweyne Xasan Sheekh – Puntland Submit

December 1, 2024
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Mike Nithavrianakis – Puntland Put up

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Mike Nithavrianakis – Puntland Put up

August 8, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.