• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 15, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Iran oo aan nolol iyo geeri lagu hayn – Puntland Publish

admin by admin
May 20, 2024
in Latest News
0
Madaxweynaha Iran oo aan nolol iyo geeri lagu hayn – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Iran Irahim Raisi ayaa nolol iyo geeri lagu la yahay kaddib markii ay dhacday diyaarad uu la socday oo ku dhacday tuulada Uzi.

Wakaaladda wararka Iran ee Mehr, oo ahayd goobtii u horreysay oo sheegtay inay la xiriirtay qaar ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Iran, oo u xaqiijiyay inuu badqabo, hadda warkaa waa ay masaxday, taasoo muujisay inuu jahwareer ka jiro ka soo warranka dhacdada la xiriira diyaaradda uu la socday Madaxweynaha Iran ee dhacday.

Xildhibaan laga soo doorto gobolka, la sheegay inay diyaaraddu ku dhacday ayaa dhankiisa caddeeyay in aysan jirin wax xiriir ah oo laga helay wafdiga Madaxweynaha Iran diyaaradda la saarnaa, xilligana ay socdaan baadi-goob, maxaa yeelay nolal iyo geeri wali laguma hayo.

Intaa waxaa dheer goobta bathroom aqoonsaday inay diyaaraddu ku dhacday ee agagaarka tuulada Uzi oo ku taalla kaymaha magaalada Arsbaran ayaa ka mid ah meelaha ay adag tahay in la maro.

Kaymaha Uzi approach adag tahay in ciidamada gurmadka ay si dhaqso ah u gaaraan, maaddama aysan jirin waddooyinka bathroom maro, cimiladuna ay aad u xuntahay.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company

Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 





Source_link

Tags: aangeerihaynIraniyolaguMadaxweynahanololPostPuntland
Previous Post

Minister of Safety opens a two-day safety session assembly in Galmudug State – Somali Nationwide Information Company

Next Post

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

admin

admin

Related Posts

Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 15, 2025
Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day
Latest News

Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day

by admin
May 15, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

by admin
May 15, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

by admin
May 15, 2025
Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Next Post
SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Abdikadir Ali Dige Resigns as Villa Somalia Communications Director Amidst Hinted Inside Disputes

Abdikadir Ali Dige Resigns as Villa Somalia Communications Director Amidst Hinted Inside Disputes

November 2, 2024
Ethiopia deploys hundreds of contemporary troops to Somalia forward of ATMIS exit 

Ethiopia deploys hundreds of contemporary troops to Somalia forward of ATMIS exit 

June 21, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company
  • Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day
  • Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.