• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 16, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Maamulaha shirkadda Amal Financial institution ee magaalada Qardho oo laga sii daayay koox saaka af-duubtay – Puntland Publish

admin by admin
September 10, 2024
in Latest News
0
Maamulaha shirkadda Amal Financial institution ee magaalada Qardho oo laga sii daayay koox saaka af-duubtay – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Maamulaha shirkadda Amal Financial institution ee magaalada Qardho Yuusuf Salaad Maxamuud (Yuusuf Dheere) oo saaka laga af-duubtay Qardho ayaa ugu danbayn lagu guulaystay in laga sii daayo kooxdii qafaashay.

Mas’uuliyiinta Gobolka Karkaar iyo Taliska Qeybta Booliska Gobolkaasi oo kaashanaya odayaasha dhaqanka ayaa ku guuleystay in dib xoriyadiisa bathroom siiyo maamulaha Amal-Financial institution Qardho Yuusuf Dheere oo saacado kooban af-duubnaa.

Yuusuf Dheere oo ay isku hayb yihiin agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Diyaano waxa la sheegay in ay af-duubteen dabley hubaysan oo ka tirsan ehelka Eng Cabdirashiid Yaasiin Nuur oo xalay Ciidanka PSF ku af-duubteen Boosaaso.

Dhinaca kale waxaan weli xorriyaddiisa helin oo ku xiran xarunta PSF Boosaaso Eng. Cabdirashiid Yaasiin oo ahaa xiriiriyaha shirkadda dhisaysa garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo dowladda Puntland.

PUNTLAND POST

You might also like

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation

Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 

ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up





Source_link

Tags: afduubtayAmalBankdaayaykooxlagaMaamulahamagaaladaPostPuntlandQardhosaakaShirkaddasii
Previous Post

Minister Bihi Chairs Monetary Governance Committee Assembly – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Puntland Slams Illegal Somali Media Council Formation

admin

admin

Related Posts

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation
Latest News

Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation

by admin
May 16, 2025
Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 
Latest News

Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 

by admin
May 16, 2025
Madaxda sare ee Puntland oo heshiis ka gaaray Khilaafkii Arrimaha doorashada – Puntland Publish
Latest News

ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

by admin
May 15, 2025
Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Inside Safety Minister Attends Key Convention on AUSSOM Mission – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 15, 2025
Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day
Latest News

Somali President Lays Wreath at SYL Monument in Honour of Youth Day

by admin
May 15, 2025
Next Post
Puntland Slams Illegal Somali Media Council Formation

Puntland Slams Illegal Somali Media Council Formation

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

May 11, 2025
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ku dilay xubno kamid ah Firxadkii Argagixisada Daacish – Puntland Submit

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal ku dilay xubno kamid ah Firxadkii Argagixisada Daacish – Puntland Submit

March 3, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Over 100 Somali lawmakers name for President Mohamud’s resignation
  • Somaliland: Mass protest erupts in Burao over rumored launch of SSC-Khatumo battle prisoners 
  • ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.