• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Kooxda Xisbullah oo sheegtay in ay hub cusub u adeegsatay weeraro ka dhan ah Israa’iil – Puntland Put up

admin by admin
November 13, 2023
in Latest News
0
Kooxda Xisbullah oo sheegtay in ay hub cusub u adeegsatay weeraro ka dhan ah Israa’iil – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Hoggaamiyaha Xisbullah ayaa sheegay inay hub cusub u adeegsanayaan weerarrada ka dhanka ah Israa’iil, iyad oo rasaasta la isweydaarsanayo ee xadka koonfureed ee Lubnaan ay sii xoogaysanayso, xilli Israa’iil ay dagaal kula jirto xarakada Xamaas ee Gaza.

Sida Sayyed Hassan Nasrallah uu ku sheegay khudbadiisii labaad ee telefishinka laga sii daayay tan iyo markii uu billowday dagaalka Xamaas iyo Israa’iil, waxay toddobaadkii la soo dhaafay, kooxda ay Iran taageerto ay “xoojiyeen ficilkooda “hoggaanka Lubnaan marka bathroom eego tirada hawlgallada, bartilmaameedyada iyo nooca hubka”.

Dhaqdhaqaaqa Muslimiinta Shiicada ah ayaa markii ugu horeysay adeegsatay gantaalada Burkan, isaga oo intaa ku daray in gantaalahaas ay qaadi karaan culus dhan 300-500 kiilogaraam.

Hezbollah ayaa billowday inay adeegsadaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn markii ugu horreysay taariikhda iska caabbinta gudaha Lubnaan, sida uu sheegay Nasrallah, isaga oo intaas raaciyay inay gudaha Israa’iil ku duuli jireen “diyaaradaha wax basaasa” maalin kasta, qaarkoodna ay gaareen Haifa, Acre iyo Safed.

Hadalka Nasrallah waxa uu dhaliyay digniin ka timid wasiirka difaaca Israa’iil Yoav Gallant, oo sheegay in muwaadiniinta Lubnaan ay cawaaqib xumo kala kulmi doonaan ficilka Xisbubllah wuxuuna raaciyay: Waxa aan ka samaynayno Gaza, waxaan sidoo kale ku samayn karnaa Beirut.

PUNTLAND POST

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA





Source_link

Tags: adeegsataycusubdhanhubIsraaiilkooxdaPostPuntlandsheegtayweeraroXisbullah
Previous Post

Somalia and Iraq Focus on Anti-Terrorism Methods and Bilateral Cooperation at Islamic Nations Convention – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president meets Eritrean counterpart in Saudi Arabia

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Somalia’s president meets Eritrean counterpart in Saudi Arabia

Somalia’s president meets Eritrean counterpart in Saudi Arabia

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Protection Minister Rallies Somali Nationwide Military Troops, Thanks UAE for SNA Assist

Protection Minister Rallies Somali Nationwide Military Troops, Thanks UAE for SNA Assist

August 29, 2024
Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ku yaallo gobolka Gedo

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ku yaallo gobolka Gedo

August 4, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.