• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Hormuud Telecom oo Bulshadda kuamaantay Horumarinta Tiknoolajiyadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya*

admin by admin
April 18, 2025
in Latest News
0
Hormuud Telecom oo Bulshadda kuamaantay Horumarinta Tiknoolajiyadda iyo Isgaarsiinta Soomaaliya*
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO [SMN] – Shirkadda Hormuud Telecom ayaa mar kale muujisay kaalinta ay ka qaadaneyso kobaca dhijitaalka ee Soomaaliya, kadib qoraal ay ku baahisay barteeda X [Ex-Twitter]. Shirkaddu waxay iftiimisay in doorkeeda hal-abuurka leh uu si weyn u saameeyay horumarka dalka, iyadoo tilmaantay in, inkasta oo tiknoolajiyadda si degdeg ah isu beddasho, himiladoodu weli tahay isku xirka iyo awood-siinta bulshada Soomaaliyeed.

 

Maanta, Soomaaliya waxay cagta saartay waddadii horumar waara, iyadoo si isa soo taraysa u soo jiidaneysa indhaha beesha caalamka. Hormuud waxay aaminsan tahay in horumarkaasi uu ku fadhiyo suuq xor ah oo tartan furan leh, si simanna ugu fidiya fursadaha dhammaan bulshada.

Shirkaddan Soomaaliyeed oo ah tan ugu weyn ee gaar bathroom leeyahay dalka gudihiisa, ayaa hormuud u ah adeegyada casriga ah ee isgaarsiinta iyo dhijitaalka. Hormuud ayaa ku guuleysatay in ay adeegyo muhiim ah, sida lacag dirista taleefanka, gaarsiiso dhammaan gobollada dalka, laga bilaabo magaalooyinka ilaa tuulooyinka fogfog.

Adeegyada shirkaddu waxay si weyn u taageereen waxbarashada, ganacsiga yaryar iyo kuwa dhexe, iyo fursadaha dhaqaalaha, taasoo fududeysay in bulshada Soomaaliyeed ay si sahlan isku dhaafsadaan xog, lacag, iyo ganacsi maalinle ah. Hormuud waxaa si weyn loogu amaanaa in ay tahay xal waara oo dhab ah oo ka jawaaba baahiyaha bulshada dhinaca isgaarsiinta iyo adeegyada dhijitaalka ah gudaha iyo dibadda dalka.

Tan iyo markii la aasaasay sannadkii 2002, Hormuud Telecom waxay door muuqda ku lahayd dhismaha kaabeyaasha tiknoolajiyadeed ee Soomaaliya. Maanta, waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah shirkadaha ugu horumarsan gobolka marka laga eego adeegyada web xawaare sare leh iyo isgaarsiin tayo leh oo qiimo jaban.

Hormuud waxay noqotay astaan lagu garanayo horumar, hal-abuur iyo adeeg hufan oo ka tarjumaya baahida shacabka Soomaaliyeed ee xilligaan casriga ah.



Source_link

You might also like

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

Tags: BulshaddaHormuudhorumarintaIsgaarsiintaiyokuamaantaySoomaaliyatelecomTiknoolajiyadda
Previous Post

Somalia’s president downplays Al-Shabaab seizure of strategic central city as non permanent battlefield setback 

Next Post

Ciidamada Puntland oo saaka la wareegay inta badan difaacyadii kooxda ISIS kaga jirtay Miraale – Puntland Put up

admin

admin

Related Posts

Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Next Post
Ciidamada Puntland oo saaka la wareegay inta badan difaacyadii kooxda ISIS kaga jirtay Miraale – Puntland Put up

Ciidamada Puntland oo saaka la wareegay inta badan difaacyadii kooxda ISIS kaga jirtay Miraale – Puntland Put up

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ethiopia Denies Somalia’s Allegations of Assault in Doolow, Requires Peaceable Relations

Ethiopia Denies Somalia’s Allegations of Assault in Doolow, Requires Peaceable Relations

December 24, 2024
Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay farageliso dagaalka Laascaanood

Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay inay farageliso dagaalka Laascaanood

September 6, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 
  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
  • Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.