• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aanno culus oo ku saabsan Sugidda Amniga – Puntland Submit

admin by admin
March 6, 2025
in Latest News
0
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo soo saaray go’aanno culus oo ku saabsan Sugidda Amniga – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Khamiista maanta ah guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay dardargelinta dagaalka Argagixisada, bogaadinta guulaha ciidanka, iyaga oo soo saaray go’aanno dhowr ah oo la xiriira amniga.

Go’aanno culus ee ay soo saareen Golaha Wasiirrada ayaa ku wajahan dhammaan Shacabka, kuwaas oo inta badan ka ratibmi doonaan tallaabooyin sharci iyo ciqaabo kala duwan, waxaana go’aannadaasi kala yihiiin sidan:

Sida sharciyadii iyo xeerarkii horay u marey Golaha Wasiirrada ku xusan, waxaa muwaadiniinta mar kale la xusuusinayaa inay mamnuuc tahay in si khaldan bathroom isticmaalo ama been abuur laga sameeyo, si toos ah amaba si dadban , iyada oo la isticmaalayo warbaahinta kala duwan oo baraha bulshada ay ka mid yihiin, qofkii lagu helana lala tiigsan doono tallaabooyin sharciga waafaqsan oo ay ka mid yihiin in maxkamad la soo taago, ciqaab adag oo sharciga waafaqsanna la marin doono.

Waxaa taa la mid ah muwaadinkii u oggolaada gurigiisa, rugtiisa ganacsi iyo gaadiidkiisa in lagu fuliyo fal dembiyeed amniga wax u dhimaya , waxa ay ka dhigan tahay adigoo si buuxda uga qeyb qaatey falal argagixisanimo oo wax u dhimaya nabadgelyada Qaranka, sida ku xusan xeerka ka hortagga iyo la dagaallanka argagixisada. Waxaa falalkan ka dhalan-doona ciqaab adag oo waafaqsan sharciga iyo xukunno adag oo la mid ah kuwa lagu qaado argagixisada. iyada oo tallaabooyinka ay laamaha amniga qaadi doonaan ay ka mid yihiin la wareegista iyo qarameynta hantida lagu geystay falalka argagixisonimo.

Sidan horeyba ugu digi jirnay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degaannada iyo tuulooyinka ay ka socdaan hawlgalada lagu sifeynayo argagixisada, waxaa mar kale DFS ay uga digeysaa shacabka inay ka fogaadaan kana taxaddaraan goobaha ay argagixisada Khawaarijta ku sugan yihiin, maadaama ay DFS go’aansatay in sare bathroom qaado hawlgallada cirka iyo dhulka ee ka dhan ah Khawaarijta banneysatey dhiigga shacabka.

Ugu dambeyn Amniga Garoonka- Waxaa la go’aamiyay in aan wax hub iyo gaadiid dagaal lala geli karin xeyndaabka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho. Faahfaahin sida qodobkan bathroom fulinayo waxaa dhowaan soo saari doona laamaha amniga.

PUNTLAND POST





Source_link

You might also like

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Tags: amnigaculusgoaannoGolahaPostPuntlandsaabsansaaraysooSoomaaliyasugiddaWasiirada
Previous Post

First Excessive-Degree Studying Occasion on Meals Techniques Resilience Program for Jap and Southern Africa – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

admin

admin

Related Posts

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

by admin
May 20, 2025
Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kasoo horjeestay barakicinta shacabka reer Falastiin ee ku nool Gaza

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo

August 7, 2023
Combating resumes in Sudan’s capital after 24-hour truce expires

Combating resumes in Sudan’s capital after 24-hour truce expires

June 13, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
  • Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
  • Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.