• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Go’aanno laga soo saaray dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug – Puntland Publish

admin by admin
July 21, 2024
in Latest News
0
Go’aanno laga soo saaray dhammaystirka Nabadaynta Beelihii ku dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Mas’uuliyiin ka tirsan Maamullada Puntland iyo Galmudug, oo ay weheliyaan Odayaasha Dhaqanka labada Beelood ee Sacad iyo Leelkase ayaa soo saaray Qodoba dhammaystir u ah Nabadaynta Colaaddii Galbeedka Mudug.

Dhinacyada oo Shir ku yeeshay Degaanka Maygaagta ee Galbeedka Gobolka Mudug ayaa ku dhawaaqay Qodobada dhammaystirka Fulinta Go’aannadii Xabbad-joojinta ee Colaadda Labada Beelood ee ku dagaallamay Galbeedka Gobolka Mudug.

Waxaa la go’aamiyay in hubin lagu sameeyo dhammaystirka fulinta Qodobadii Xabbad-joojinta iyo kala qaadista Maleeshiyaadka Beelihii dagaallamay, islamarkaana Ciidamada qaabilsan Amniga ay xaqiijiyaan in aan isku dhac danbe imaan inta laga hirgelinayo Heshiis Nabadeed oo Rasmi ah.

Waxaa Sharci-darro bathroom aqoonsaday in dhismayaal iyo Degaameyn laga sameeyo Dhulkii lagu dagaallamay, waxaana loogu baaqay dhammaan Odayaasha Labada Beelood in ay Kaalintooda ka qaataan Fulinta Go’aannadii Xabbad-joojinta Labada dhinac.

5/8/2024 ayaa bathroom asteeyay in uu furmo Shirka Rasmiga ah ee Nabadaynta Labada Beelood, kaasi oo lagu qabanayo Magaalada Gaalkacyo, si bathroom dhammaystiro Gogoshii Wada-hadalka Nabadda Labada dhinac ee dirirtu dhexmartay.

Sidoo kale, waxaa la go’aamiyay In wadahadallada Gogoshu ay ku koobnaadaan Odayaasha Labada dhinac, iyadoo Maamullada Galmudug iyo Puntland ay korjoogteynayaan mar walba lana xallinayaan Odayaasha wixii ay isku fahmi waayaan sidoo kalana ay farsamao ahaan hagayaan Maamulka Shirka.

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: beelihiidagaallamaydhammaystirkaGalbeedkagoaannoGobolkalagaMudugNabadayntaPostPuntlandsaaraysoo
Previous Post

Commissioner of SoDMA and different UN officers go to IDPs in Bakool area – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president slides nation again to civil battle period, says MP 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia’s president slides nation again to civil battle period, says MP 

Somalia’s president slides nation again to civil battle period, says MP 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali Authorities Condemns Terrorist Assault at ATMIS Base in Buulo-mareer – Somali Nationwide Information Company

Federal Authorities of Somalia’s Weekly Briefing – Somali Nationwide Information Company

August 31, 2023
Turkey to Mediate brewing rigidity Between Somalia and Ethiopia

Turkey to Mediate brewing rigidity Between Somalia and Ethiopia

June 24, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.