Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saartay colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.
Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayay baaq nabadeed ugu dirtay bulshada degmadaasi Ceerigaabo.
Dowladda Soomaaliya waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay khusayso arrinta Ceerigaabo gaar ahaanna odayaasha dhaqanka beelaha in si deg deg ah bathroom joojiyo colaadda iyo dhiig danbe oo daata.
Halkan ka akhriso baaqa nabadeed
PUNTLAND POST