• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Soomaaliya oo eedeyn culus u jeedisay Madaxa KMG ah ee AUSSOM

admin by admin
April 18, 2025
in Latest News
0
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u weeraray siihayaha Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire Sivuyile Thandikhaya Bam, isagoo ku eedeeyay inuu taageero u yahay kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

 

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Danjire Bam – oo u dhashay dalka Koonfur Afrika isla markaana ah ku xigeenka iyo ku simaha Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya – uu warbixinno marin habaabin ah u gudbiyay beesha caalamka, gaar ahaan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kuwaasoo uu ku muujinayo in Al-Shabaab yihiin koox doonaysa dowladnimo isla markaana ay joojiyeen falalkii argagixisanimo ee lagu yaqiin.

“Siihayaha AUSSOM muddo dheer ayaa si hoose loogu tuhmayay arrimahan, balse hadda ma uusan qarsoomin. Wuxuu noqday taageere Al-Shabaab, wuxuuna caddeeyay inuu neceb yahay horumarka Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in eedeymaha hadda soo baxay ay salka ku hayaan tuhun hore oo muddo laga hayay Danjiraha, isla markaana hadda ay dowladda Soomaaliya qaadi doonto tallaabo adag oo uu kamid noqon karo in dalka laga saaro.

Ilo xog-ogaal u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wado qorshe lagu masaafurinayo Danjire Sivuyile Thandikhaya Bam, taasoo ka dhalatay sida ay dowladda u aragto inuu si cad uga hor imanayo danaha qaranka Soomaaliyeed.

Tallaabadan ayaa ah mid sare u sii qaadaysa xiisadda u dhexeysa Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika, gaar ahaan howlgalka AUSSOM, oo ah mid la filayay inuu beddelo AMISOM isla markaana taageero siiyo Soomaaliya xilligan kala guurka amniga.



Source_link

You might also like

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Previous Post

Somalia acknowledges SSC-Khatumo’s statehood, declares territory undisputed 

Next Post

Shiddo Slams President Deni for Silencing Critics in Puntland State of Somalia – Puntland Publish

admin

admin

Related Posts

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Shiddo Slams President Deni for Silencing Critics in Puntland State of Somalia – Puntland Publish

Shiddo Slams President Deni for Silencing Critics in Puntland State of Somalia – Puntland Publish

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Uganda court docket tries military officers for ‘cowardice’ after peacekeeper base assault

Uganda court docket tries military officers for ‘cowardice’ after peacekeeper base assault

November 5, 2023
Jubbaland oo ka hadashay ciidamadii saaka iska dhiibay deegaanka Raaskambooni

Jubbaland oo ka hadashay ciidamadii saaka iska dhiibay deegaanka Raaskambooni

December 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.