• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 12, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Danjire Jibriil oo safaaradda Nairobi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Aqalka Sare

admin by admin
September 27, 2024
in Latest News
0
Danjire Jibriil oo safaaradda Nairobi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha Aqalka Sare
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


NAIROBI (SMN) – Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya iyo qaar ka mid ah diblomaasiyinta Safaaradda ayaa xarunta ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kormeer ku yimid xarunta Safaaradda.

 

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi uga warbixiyay howlaha ay Safaaradda u heyso bulshada Soomaaliyeed ee dal iyo dibad uga yimaada, isagoo xusay in xarunta ay tahay Safaaradda ugu weyne ee ay Soomaaliya ku leedahay dalka dibadiisa.

Danjire Jabriil ayaa sidoo kale Guddoomiyaha u sharxay wada shaqeynta kala.dhexeyso Jaaliyadda iyo Guddiga Ganacsatada Islii oo uu xusay inay door muhiim ah ka qaataan adeegyada Safaaradda u heyso bulshada, isla markaana ay iyagu gacanta ku hayaan dhismaha Masjidka laga dhissyo xarunta Safaaradda.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya mar uu ka hadlayay xirirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayuu ku sheegay in uu marayo heerkii ugu sareeyay, isla markaana uu ku dadaalayo xoojinta xiriirka wax wada qabsi ee labada dal.

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kormeeray qeybaha ay ka koobantahay xarunta Safaaradda, sida qeybta bixnta baasaboorada oo laga siiyay hanaanka ay u shaqeeyaan, dhismaha cusub ee Safiirka bathroom dhisay, Masjidka laga hirgelinayo xarunta Safaaradda kadib markii uu yaraaday kii hore iyo qeybaha kale ee ay Safaaraddu ku shaqeyso.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka mahadceliyey soo dhaweynta bathroom sameeyey ayaa ku bogaadiyay Safiirka iyo howlwadeenada kale ee Safaaradda adeegyada ay u qabtaan bulshada Soomaaliyeed, ayna sii labo jibaaran gudashada waajibaadka bathroom igmaday.



Source_link

You might also like

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

Tags: AqalkadanjiredhaweeyaygudoomiyahaJibriilkusooNairobiSafaaraddasare
Previous Post

Booliska Puntland oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcaddii qabsaday markabkii MV Abdalla – Puntland Submit

Next Post

Prime Minister Hamse Holds talks with US President Joe Biden – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish
Latest News

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish

by admin
May 12, 2025
Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 12, 2025
Wafdi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo – XOG
Latest News

Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

by admin
May 12, 2025
Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 
Latest News

Southwest warns of militia mobilization in Mogadishu, citing plot to destabilize area 

by admin
May 11, 2025
Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit
Latest News

Battle of Curiosity on the Coronary heart of Puntland Politics  – Puntland Submit

by admin
May 11, 2025
Next Post
Prime Minister Hamse Holds talks with US President Joe Biden – Somali Nationwide Information Company

Prime Minister Hamse Holds talks with US President Joe Biden – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Safety Businesses meet to debate the acceleration of the safety of Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Safety Businesses meet to debate the acceleration of the safety of Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2024
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

December 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish
  • Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
  • Somali authorities Reopens Dolow Airstrip After Safety Closure

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.