• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Puntland oo ku guulaystay in ay soo ridaan lix dronesa oo ay adeegsatay kooxda Daacish – Puntland Publish

admin by admin
January 18, 2025
in Latest News
0
Ciidamada Puntland oo ku guulaystay in ay soo ridaan lix dronesa oo ay adeegsatay kooxda Daacish – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidamada difaaca Puntland ayaa xalay shaaciyay in ay 24-kii saac ee u danbaysay ku guulaysteen in ay soo ridaan lix diyaaradood oo Dronesa, kuwaasi oo ay isku dayday in ay adeegsato kooxda Daacish.

Qoraal kooban oo xalay ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamadu ay 24-kii saac ee u danbaysay ku guulaysteen in ay soo ridaan lix diyaaradood oo Dronesa, kuwaasi oo ay isku dayday in ay adeegsato kooxda Daacish.

“24-kii saac ee u danbeysay, Ciidanku waxay soo rideen oo burburiyeen 6-Drone oo Argagixisadu isku dayday in ay adeegsato” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah ee ciidamada difaaca dowladda Puntland.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada difaaca Puntland ku guulaysteen in ay fashiliyaan miinooyin jidadka ku aasnaa oo ay dhigeen kooxaha mileeshiyaadka Daacish si ay waxyeello ugu geystaan ciidamada.

PUNTLAND POST

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 





Source_link

Tags: adeegsatayCiidamadaDaacishdronesaguulaystaykooxdalixPostPuntlandridaansoo
Previous Post

Israeli cupboard approves Gaza ceasefire – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Safety vacuum in Somalia prone to profit Al-Shabaab if U.S. troops go away: minister 

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Safety vacuum in Somalia prone to profit Al-Shabaab if U.S. troops go away: minister 

Safety vacuum in Somalia prone to profit Al-Shabaab if U.S. troops go away: minister 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Hijacked Chinese language Fishing Vessel Launched After “$2M Ransom Cost” – Puntland Submit

Hijacked Chinese language Fishing Vessel Launched After “$2M Ransom Cost” – Puntland Submit

January 14, 2025
Somalia’s govt slams Jubaland chief over appointment of election crew 

Jubaland chief declares Somalia’s federal council defunct, urges nationwide dialogue 

May 12, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.